HomeDalka Iiraan oo bilaabay Dhuulatus Milatari oo ay ku difaacayaan Barnaamijooda Nukliyeerka...

Dalka Iiraan oo bilaabay Dhuulatus Milatari oo ay ku difaacayaan Barnaamijooda Nukliyeerka wakhti ay booqasho ku joogaan xubno ka tirsan Qaramada Midoobay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Tehran, 21 February, 2012 (SLpost)- Dawlada Islaamiga ah ee Iraan ayaa Maanta bilowday Dhoolatus Milateri oo socon doona mudo afar cisho ah kaas oo ujeedada laga leeyahay ay tahay sidii loo difaaci lahaa xarumaha Nukliyeerka ee wadankaasi hadii weerar lagu soo qaado.

blankXukuumada Tehraan ayaa ballan-qaaday inay jawaab deg deg ah ka bixin doonto cid kasta oo isku dayda inay dhibaato u gaysato barnaamijka Nukliyeerka ee dalkeeda kaas oo ay ku doodeen inuu yahay mid ay ugu talo galeen cilmi baadhis hab nabadgalyo ah ku shaqeeya.

Geesta kale, aqoonyahano ka socda Hay’ada Adduunka u qaabilsan Quwada Atoomikada oo booqasho laba maalmood qaadan doontaa uga bilaabantay dalkaasi ayaa Maanta wada xaajood la leh madaxda wadanka Iiraan isla markaana kormeer ku samaynaya xarumaha Nukliyeerka ee dalkaasi.

Dawladaha reer galbeedka iyo Israa’il ayaa si xoog leh uga shakisan Mashruuca Nukliyeerka ee Iiraan isla markaana ku dhawaaqay in dawlada Iiraan ay ka been sheegayso barnaamijka quwada nukliyeerka ee ay ku hawlan tahay iyagoo tilmaamay inay u arkaan mid ay ku diyaarsanayso hubka halista ah ee wax gumaada ee Nukliyeerka.

SOMALILANDPOST NEWS

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories