HomeSoddon-guurada Kacdoonka Dhalinyaradii UFFO oo maanta si weyn loogu Xusay magaalada Hargeysa...

Soddon-guurada Kacdoonka Dhalinyaradii UFFO oo maanta si weyn loogu Xusay magaalada Hargeysa iyo Masuuliyiin ka qayb-gashay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 20 February, 2012 (SLpost)- Wasiirrada Dhalinyarada, Madaxtooyda ayaa Maanta ka qayb galay xuska maalinta dhalinyarada Somaliland oo loo asteeyay 20 bisha February taas lagu qabtay fagaaraha Beerta Xorriyada ee Caasimada hargaysa.

blankMunaasibadan maanta oo ku beegan Soddon-guurada ka soo wareegtay Kacdoonkii dhalinyarda ee UFFO ee sannadkii 1982 isla markaana ay soo qaban qaabiyeen Dallada dhalinyarada Somaliland ee SONYO, waxa ka qayb galay oo kale Gudoomiyaha hay’ada la dagaalanka musuq maasuqa iyo Maamul Wanaag oo ka mid ahaa shakhsiyaadkii uu rajiimkii siyaad bare u xidhay hawlihii samo fal ee ay ummadooda ugu adeegayeen isla markaana uu ka dhashay kacdoonkii dhalinyarada ee 20 bishii feb.1982kii,Mas’uuliyiin iyo dadweyne kale.

blankWasiirada Dhalinyarada Mudane Cabdi Siciid Faahiye iyo Madaxtooyada Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan oo madashaasi ka hadlay ayaa ku dheeraaday sida ay xukuumada Somaliland uga go’an tahay dhiiri gelinta dhalinyarada iyagoo si gaar ah u dul istaagay inay markii u horaysay ku guulaysteen sidii dhalinyaradu uga qayb gali lahayd saaxada siyaasada Somaliland isla markaana ay ka fureen dabarkii sharci ee ka maanacayay ka qayb qaadashada hogaaminta qaranka kadib markii ay da’da siyaasada ay ku galayaan ay ka dhigeen 25jir.

Gudoomiyaha hay’ada la dagaalanka musuq maasuqa iyo Maamul wanaaga Axmed Maxamud Madar ayaa si qoto dheer u faahfaahiyay sababihii gundhiga u ahaa kacdoonkii dhagax tuur ee caasimada hargaysa ka dhacay 20 kii bishii feberwery waxaanu tilmaamay in kacdoonkaasi uu ahaa meelihii uu ka bilaabmay halgankii hubaysnaa ee ururkii SNM horseedka ka ahaayeen.

Waxaa kale oo iyana madashaasi ka hadashay Marwo Kaltuun Xaaji Daahir Cigaal oo ka mid ahayd ardaydii xiligaasi wax ka baranayay dugsiga sare ee Faarax Oomaar.

SOMAILLANDPOST NEWS

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories