HomeGuddoomiyaha Guddiga Diwaangelinta oo ka hadlay hawsha Qiimeynta ururada Siyaasadda iyo kormeerro...

Guddoomiyaha Guddiga Diwaangelinta oo ka hadlay hawsha Qiimeynta ururada Siyaasadda iyo kormeerro ay ku tageen gobollada dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 20 February 2012 (SLpost)-Guddoomiyaha Guddiga Diwaangelinta Ururada siyaasada Somaliland  Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ciyaale), ayaa hadlay halka ay marayso Qiimaynta ururadda siyaasadeed iyo kormeer ay ku sameeyeen dhammaanba xafiisyadda shan iyo tobanka urur ku leeyihiin goboladda Somaliland.

blankGuddoomiyaha diwaangelinta ururadda siyaasadeed ee Somaliland waxa uu in kormeerkooda qiimaynta xafiisyada ururrada ay bilaabeen 12-kii bishan isla markaana ay weli hawshu si wanaagsan ugu socoto, , isaga oo sheegay inay soo saari doonan jadwalkii furashadda ururadda siyaasadeed. “Bisha 12-keedii maalintii Axada ayaa kormeerku uu ka bilaabmay dhamaan goboladda Somaliland, sida Odweyne iyo Saaxil, qaybina waxay soo martay qaybta galbeed Berbera iyo Sheekh iyo Awdal oo isku dhan, Baki iyo Saylac,” ayuu yidhi Gudoomiyaha guddiga diwaangelinta Somaliland Md Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ciyaale), isaga oo intaas ku daray, “Maalintii Sabtida ahayd ayaa waxa laga bilaabay gobolkan Maroodi-jeex iyo Gabiley, waxa sida oo kale aanu kormeer ku soo marnay Baligubadle, maanta (shalay ) ayaa xaruntii Maroodi-Jeex oo ah xaruntii caasimaddii dalka ee aanu ka bilawnay, waxa sida oo kale iyaguna maanta soo baxaaya qoladii ka bilawday Odweyne iyoBurco iyo Gar-adag iyo Ceel-afweyn oo ku xigtay Ceerigaabo iyo Laascaanood kadibna way soo noqon doonaan. “Anaguna waxaanu immanaynaa Gobolka Maroodi-jeex ka dibna waanu isu immanaynaa, marxaladani maaha marxaladii kala reebka, ee waa marxalad u kuur-gelid ah oo marka aanu qiimayn ku samayno ururka ugu sarreeya iyo ka ugu hooseeyaba. waxaanu soo saaraynaa warbixin kama dambaysa oo waa muddadii qiimaynta iyo diwaan gelinta iyo xilliyadda ay qabsanayaan shirarka iyo muddada ugu dambaysa qiimaynta ee lagu kala sarraayo,  oo waxaanu soo saaraynaa Jidwalka,”ayuu yidhi Gudoomiyaha guddiga ururadda siyaasadda Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ciyaale).

SOMALILANDPOST NEWS

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories