“Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID waxa uu si buuxda u taageerayaa Shirkii London ka dhacay”
WARSAXAAFADEED - Ku-xigeenka 1aad, Aadan Hoorri
Golaha Wasiirrada Somaliland oo maanta Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2012 oo tii sannadkii hore ka badan
Hargeysa, 27 February, 2012 (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland Fadhi ay maanta isugu yimaaddeen ayaa lagu ansixiyey miisaaniyad-sannadeedka 2012 oo in badan la sugayey. Kulankan oo...
GOLAHA AMMAANKA: Liiska Magacyada Shakhsiyaadka iyo hay’adaha ka jira Dhulka Soomaalida ee Xannibaadaha lagu soo rogay
“Waxa laga xanibay socdaalada, hantidoodii mood iyo nool, iyo tegitaanka meel kale”
Raysalwasaaraha Ruushka oo reer Galbeedka uga Digay inay Weeraraan Iiraan, ballan-qaadayna inay ka hortagayana haddii ay taasi dhacdo
Moscow, 26 February, 2012 (SLpost)- Raysal wasaaraha dalka Ruushka Mr Vlamadir Putin ayaa cabsida iyo shakiga ay dawladaha reer galbeedku ka muujinayaan barnaamijka Niyukliyeerka ...
Maraykanka oo ku eedeeyey Dalka Ruushka Dhibaatada ka sii socota Suuriya iyo Sucuudiga oo Shaaciyey inay Taageero Milatari siinayaan Xoogagga Mucaaradka
Washington, 26 February, 2012 (SLpost)- Xoghayaha Arrimaha dibadda Maraykanka Mrs Hilary Clinton ayaa canbaarayn xooggan u soo jeedisay dawladaha Ruushka iyo shiinaha, iyadoo sheegtay ...
Guddoomiyaha Xafiiska Xidhiidhinta Jaaliyadaha Somaliland oo Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa ku bogaadiyey Guusha Shirkii London
Hargeysa, 26 February, 2012 (SLpost)- Xidhiidhiyaha Xafiiska Jaaliyaddaha Somaliland Maxamuud C/Raxmaan Cali, ayaa bogaadiyay madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

