Home"Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID waxa uu si buuxda u taageerayaa Shirkii...

“Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID waxa uu si buuxda u taageerayaa Shirkii London ka dhacay”

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa,27 February, 2012 (SLpost)- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa Madaxweynaha Somaliland ku ammaanay khudbadii uu ka jeediyay shirweynihii London oo ay tilmaameen inay ka soo baxday natiijo wanaagsan oo u fiicnayd dalka.

Xisbiga UCID waxa kale oo ay Madaxweyne Siilaanyo ku hambalyeeyeen inuu rumeeyay himiladdii reer Somaliland, sida lagu sheegay war-saxaafadeed maanta uu Hargeysa ka soo saaray Ku simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Xisbigaasi Md. Aadan Jaamac Hoori.
War-saxaafadeedkaasi oo dhamaystirana wuxuu u dhignaa sidan:-

“Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID waxa uu si buuxda u taageerayaa Shirkii London ka dhacay 23-feb-2012.

Xisbiga UCID waxa uu soo dhawaynayaa natiijadii fiicnayd ee ka soo baxday shirka London dantana u ahayd Somaliland iyo guud ahaan Gobolka Geeska Africa.

Waxa kale oo Xisbiga UCID uu Hambalyo u dirayaa Jaaliyada Somaliland ee Cariga Ingiriiska sidii milgaha lahayd ee ay u soo dhaweeyeen weftigii Somaliland ka socday iyo siday u muujiyeen qadiyada Somaliland.
Waa ILLAAHAY mahaddii haddii aad hor dhigteen qaddiyadeenii gooni-isutaaga 54 dawladood oo ah kuwii tallada aduun-weynuhu ka go’do, waxa kale oo xusid mudan in loo sheego ummadeena reer Somaliland in qoraalkii uu Madaxweynaheenu hordhigay 54kii dawladood ee madasha shirkaas fadhiyay oo kala ah:

1. In ummaddii reer Somaliland buuxisay shuruudihii ay ummadi dawlad ku noqon lahayd
2. Inuu mudan yahayna in la ictiraafo
3. In Baasaboorkayagu aad noo tixgelisaan ku safarkiisa
4. In maal gashi aad Dalkayaga ku samaysataan
5. In aad wax nagala qabataan horumarinta Dalka si aan ugu samayno furasado shaqo dhalinyaradayada
6. In deeqaha beesha caalamku toos na loogu keeno.
Sidaa awgeed, waxa aan leeyahay Madaxweyne Hambalyo Hambalyo adiga iyo masuuliyiinta kale ee weftiga aad hogaaminayso kugu wehelinaysa.
Md, Madaxweyne run ahaantii waad u rumaysay ummadaada reer Somaliland himiladaadii ahayd in aad gaadhsiiso meel sare qaddiyadeennana in aan helno ictiraaf buuxda.”

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories