HomeGOLAHA AMMAANKA: Liiska Magacyada Shakhsiyaadka iyo hay’adaha ka jira Dhulka Soomaalida ee...

GOLAHA AMMAANKA: Liiska Magacyada Shakhsiyaadka iyo hay’adaha ka jira Dhulka Soomaalida ee Xannibaadaha lagu soo rogay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankBishan February, 17-keedi, golaha amaanku iyagoo xoojinaya qaraaradii 751 (1992) iyo 1907 (2009) eek u saabsanaa Soomaaliya iyo Eritariya ee lagu cadeeyey xubnaha iyo hay’adaha lagu soo rogay xanibaada socdaalka, hantidiisa la xanibayo, isla markaana lagu soo rogay cunoqabatayn xaga hubka ah sida ku cad farqada 1, 3 and 7 ee qaraarka Golaha Amaanka lambarkiisu yahay  1844 (2008).

Farqada 1,3, iyo 7 ee qaraarkaa 1844 (2008) ayaa u qornaa sidan:

“Golaha Amaanku….

1. Waxuu go’aamiyey in dhamaan wadamada xubnaha ka ah ay ka qaadaan talaabooyinka ku haboon ka joojinta inay soo galaan, ama dhexmaraan xuduudahooda xubnaha lagu cadeeyey liiska hoose, isla markaana farqadani kuma qasbayo wadan inuu u diido muwaadiniintiisa gelitaanka xuduudkooda.;

3. Waxuu go’aamiyey in dhamaan wadamada xubnaha ka ah ay xanibaan dhaqaalaha, iyo hantiyaha kale ee xuduudahooda yaala, ee ay leeyahiin ama  maamulaan, si muuqata ama si qarsoon, xubnaha hoos ku qoran iyo hay’adahaa, guddidu tilmaameen, ama xubnaha iyo hay’adaha u shaqeynaya dartood, ama hay’adaha ay leeyahiin ama ay maamulaan, sida gudidu tilmaameen, isla markaana, guud ahaan wadamadu waa inay hubiyaan wax kastoo hanti ah, ama dhaqaale ee xubnahaasi leeyihiin inay isticmaalaan xubnahaasi ama dad kaloo iyaga ka wakiil ah oo xuduudahooda jooga, ama uga faa’iidaystaan xubnaha aiyo hay’adahaasi.

7. Waxay go’aamiyeen in dhamaan wadamada xubnaha ka ah ay talaabooyinka ku haboon ka qaadaan ka ilaalinta inay si muuqda ama qarsoodi ah u iibsadaan ama loogu wareejiyo hub iyo qalab ciidan, ama si muuq ama qarsoodi ah loogu fidiyo gargaar qalab, tababar, ama gargaar kaloo ay ka mid yihiin maalgashi, dilaalid ama halo kaloo dhaqaale, oo la xidhiidha dhaqdhaqaaq ciidan ama ka iibinta, wareejinta, samaynta, dayactirka, ama isticmaalka hubka iyo qalabka ciidanka xubnahaa iyo hay’adahaa lagu tilmaamay farqada 8aad, farqada 2 iyo 4aad ee qaraarka 1844 (2008).

Golaha Amaanku waxuu xoojinayaa qaraarada  751 (1992) and 1907 (2009) ee la xidhiidha Soomaaliya iyo Eritariya waanay sii jirayaan, waxaana lagu kordhiyey xubnaha iyo hay’adaha, ku tilmaaman, waxaana la tixgelin doonaa ka reebanaanta lagu tilmaamay farqada 2 iyo 4aad sida uu tilmaamayo waajibaadka guddidu, ee farqada  11 (e)  ee qaraarka 1844 (2008).

Markii koowaad liiskan waxay go’aamiyeen guddidu  12 April 2010.

Waxaanu si Taxane ah idinku soo gudbin doonaa, Haddii Eebbe Idmo, Magacyada Shakhsiyaadka iyo Hay’adaha Xannibaadaha lagu soo rogay kuwaas oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u cuskaday Qodobbo Caalami ah oo lagula dagaalamo Shakhsiyaadka iyo Hay’adaha lagu tuhmo ururrada Argagixisada ah.

La soco Qaybta Koowaad…………….

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories