Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Weftiga Madaxweyne Siilaanyo oo Xalay Kulan ballaadhan la yeeshay Jaaliyadda Somaliland ee UK iyo Khudbado duur-xul iyo Kaftan Xambaarsan oo Madashaas laga jeediyey +...

London, 26 February, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada London ee waddanka Ingiriiska, ayaa xalay...

Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Qalliinada Maskaxda Lagu Sameeyey

Mahad Abshir Aadan waa nin dhalinyaro ah oo ku dhashay degmada Baardheere, Magaalada Hargeysa wuxuu u soo raadsaday adeeg caafimaad, isaga oo la nool...

Khadra Xaaji Geydh waslad dhayman ah oo kasoo baxday golaha deegaanka Gebiley

Lagasoo billaabo 2003-dii Desember oo kubeegneyd markii ladoortay golayaasha deegaanada dalka waxaa iska so daba baxay dhaliilo farabadan oo ku aadanaa waxqabadla’aanta golayaasha ladoortay...

CAWAR XAREED oo ka mid ah Eedaysanayaasha Dilkii ka dhacay deegaanka Seemaal oo ciidamada Boolisku gacanta ku dhigeen

Gabiley, 25 February, 2012 (SLpost)- Ciidamada Booliska gobolka Gabiley oo taageero ka helaya ciidamada Qaranka JSL, ayaa maanta abbaaro 2:00 duhurnimo Gacanta ku dhigay...

The Challeges Facin Somaliland Small and Medium Sized Enterprises (SME)

By: Mohammed Dahir Ahmed (Hiilliye) Certified Chartered Accountant (ACCA)

Guddoomiyaha Wakiillada oo markii ugu horreysay ka hadlay sababta soo dedejisay Ansixinta laba xeer oo midkood Golaha buuq ka dhex dhaliyey

Hargeysa, 25 February, 2012(SLpost))-Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa markii ugu horreysa ka hadlay sababaha soo dadejiyey labada xeer ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img