HomeGuddoomiyaha Xafiiska Xidhiidhinta Jaaliyadaha Somaliland oo Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa ku bogaadiyey...

Guddoomiyaha Xafiiska Xidhiidhinta Jaaliyadaha Somaliland oo Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa ku bogaadiyey Guusha Shirkii London

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 26 February, 2012 (SLpost)- Xidhiidhiyaha Xafiiska Jaaliyaddaha Somaliland Maxamuud C/Raxmaan Cali, ayaa bogaadiyay madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hoggaaminayay ee ka qeyb galay shirweynihii London oo uu tilmaamay inay guul weyn u soo hooyeen Somaliland.

Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray Xidhiidhiyaha Xafiiska Jaaliyaddaha Somaliland Maxamuud C/Raxmaan Cali, soona gaadhay Shabakaddan Wararka ee SomalilandPost kaas oo u dhignaa sidan:-

“Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha Somaliland waxa uu Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo ) iyo wefti-giisii ka qayb-galay shirka London oo guul weyn u soo hooyay Qaranimadda iyo jiritaanka Somaliland halkaas oo uu Khudbad wax ku ool ahayd uu ka jeediyay Madaxweynahu Shirkii London taas oo taariikhda Somaliland ku suntantay.

waxa kale oo uu xafiisku Hambalyo aan la soo koobi Karin u dirayaa Jaaliyadaha Somaliland ee UK,Denmark,Sweden,Holland ,Canada Irland,Norway,Finland iyo USA ee ka Qayb-qaatay Mudaharaadkii 22/02/2012 ka Dhacay Guriga Raysal wasaaraha Dalka ingriiska 10 Down St, kaas oo ay ku soo bandhigeen Taageeradda ay u hayaan Madaxweynahooda iyo Madaxbanaanida iyo qaranimada Somaliland iyagoo muujiyay Rabitaankooda in aqoonsi buuxa ka helaan dunida.

Xafiiska Xidhiidhka jaaliyadaha Somaliland waxa ku dhiiri-galinayaa Jaaliyadaha Somaliland inaanay ka daalin Dadaalka ay ugu jiraan ka midho dhalinta Aqoonsi caalamiya oo uu helo dalkeena Jamhuuriyadda Somaliland.”

SOMALILANDPOST NEWS

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories