HomeHargaysi Gurmadbay Rabtaa

Hargaysi Gurmadbay Rabtaa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Maanta magaalada hargaysi waa magaalo madaxdii ama caasimadii Somaliland sidaynu ogsoonahayna caasimaduhu waxay leeyihiin shuruudo ay ku noqoto caasimad loomana baahna in layidhaahdo hargaysa way wayntahay oo way fiday laakiin waxaa loo baahan yahay haba yaraatee inay caasimadu leedahay bilic iyo qaab lagu garto inay tahay caasimad dal leeyahay.

Maanta hargaysa waxay u baahantay in loo gurmado waliba ay u gurmato dhallinyarada reer Somaliland waayo iyagaa ah kuwa ka naxaya darxumada caasimada hargaysa iyagaana kusoo barbaaray qaranimada Somaliland waxna ku bartay aan sheeko mooyee shaahidna u arag dawlad aan ka ahayn Somaliland.

Markaan leeyahay hargaysa gurmadbay u baahantay waxaan u jeedaa waxyaabahan hoos ku qoran-:

  • Dadka hargaysa ku nool waxaa nolol dhaama tuulo yar oo ku taala galbeedka Somaliland oo aan arkay xaga biyaha
  • Dadka hargaysa ku nool waxaa nadaafad dhaanta xaafad ka mida magaalada sheikh oo la yidhaahdo dariiqada oo ay dadka ku nooli dhawreen deegaan ahaan iyo nadaafad ahaanba halkaana waxaa laga garankaraa inay dadku dhawri karaan  deegaanka iyo nadaafada qudhaatana ay u baahanyiin dad haga

Hadaba cida u maqan hargaysa marar badan ayaa ay bulshadu is waydiinaysay nasiibwanaagse waxaa madaxwaynaha Somaliland uu si quruxbadan u furay inay dhalinyaradu ay ka qaybgasho talada dalka taas oo madaxwaynuhu ku amaananyahay goaankaas, taas oo looga fadhiyo dhalinyaraduna inay kasoo baxdo wax qabadka looga fadhiyo.

Hadaba waxaan dhamaan dhalinyarta ku dhaqan dalka ku boorinayaa inay ka qaybgasho doorashada ugu soo horaysa ee golayaasha deegaanka.

Sidaynu wada ogsoonahay golaha deegaanku waxay ka koobanyihiin 25 xubnood iyagaana iska dhex doorta ninka noqonaya maayirka caasimada.

Sidaa daraadeed aniga oo ah liibaan c/raxaam xasan waxaan goaan ku gaadhay inaan isku sharaxo doorashada golaha deegaanka ee fooda inagu soo haysa taas oo aad ugu hanwaynahay inaan ku soo bixi doono kadibna isku sharixidoono maayirka caasimada hargaysa oo aan wax wayn ka badali doono haduu alle yidhaado anoo u mari doona qaabab cusub(new methodology) oo dadkeenu ku fahmaan inay hargaysi caasimad u qalanto iyo in caasimada laga raro hargaysa oo loo qorsheeyo meel cusub oo maaliyad  badani ku kacdo taasna aynaan awood u lahayn wakhtigan la joogo iyo mid dhaw toona

Qaababkaa cusub anoon maqaal ku soo koobi Karin hadana bal aan wax ka iftiimiyo

  1. Marka hore hargaysa waa inaanu qashinka u talinaa waxna ka badalnaa sida imika loo ururiyo qashinka
  2. In bilicda hargaysa laga dhigo mid quruxbadan taas oo la abuurayo shaqaale u gaara oo waliba la dhiirigaliyo (motivation) taas oo loo samayn doono dagmo kasta tiim u gaara iyo waliba tiim kormeera.
  3. Tagaasida caasimadu waa inay yeeshaan midab u gaara oo lagu garto inuu yahay tagsi kiro ah.
  4. Dagmo kasta waxaanu u samaynaynaa hal dab damis oo u gaara
  5. Waayirada dabka iyo taleefoonada waxaa loo samayndoonaa in la mariyo dhulka
  6. Shaqaalaha dawlada hoose waxaa loo samyndoonaa waxbarsho diiniya oo waliba qasaba masalan galabtii oo kale si  cida balwada lihina uga nasato cidii kalena uga faaiidaysato iyadoo waliba lagu siin doono guno, taasi waxay ka hortaysaa inuu dhaco musuqmaasuq
  7. Wadooyinka waxaanu samayndoonaa laamiyo tayo leh tayo leh  anagoo la kaashanayna bulshada ku dhaqan caasimada
  8. In la sameeyo maamul daadajin

Liibaan Cabdiraxmaan Xasan (Liibaan Quule)

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories