HomeSomali NewsXukuumadda Somaliland oo shaacisay in qaar ka tirsan Firxadka kooxda Al-Shabaab soo...

Xukuumadda Somaliland oo shaacisay in qaar ka tirsan Firxadka kooxda Al-Shabaab soo galeen magaalooyinka waaweyn ee dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 28 February, 2012 (SLpost)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shaaca ka qaadey in dalka ay si toos ah u soo galleen qaar ka mid ah firxadka Al-Shabab ee ka dagaalanta koonfurta iyo badhtamaha Soomaaliya.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna ku simaha madaxweynenimo waxa uu bulshadda u soo jeediyay in ay iska ilaaliyaan cid kasta oo ku soo kordha magaalooyinka waaweyn ee dalka isaga oo bulshada ku baraarujiyey gaar ahaan bahweynta waxbarashada oo uu tilmaamay inay tahay meesha ugu fudud ee ay ka soo geli galaan.

Madaxweyne ku-xigeenku waxa uu sidaas ku sheegay mar uu maanta hadal ka jeediyey munaasibad ay soo qaban-qaabiyeen Kow Media Corp. oo lagu soo bandhigayey Qiimaha nabadda iyo Farshaxnimada leeyihiin.

Md. Saylici oo Arrintaas ka hadlaya waxa uu yidhi, “Sidaad la socotaan nimankii argigixasada ahaa ee Al-Shabaab culays badan baa fuulay xoog bayna noo soo dhaxgalleen oo ay u soo galleen magaalooyinka waa weyn ee dalka. Marka waa in magaalooyinka waaweyn cid kasta la socotaa qofka ku soo kordhay ee ku siyaada ah oo ay iskuuladu ogaadan waayo? Iskuuladu waa meesha ugu badan dhalinyaradda jaamacadda ilaa dugsiyadda dhexe.”

Madaxweyuhu waxa uu intaas hadalkisa ku daray, “Maanta nin waliba waa waxgarad  oo aqoontii aad ayuu u kororsaday waxbarashadeeni way baahday.Waxaad ku darsata fogjinaanteena nabadgelyaddeena 20 sanno jirtay ee duulimaadka lagu yahay inaad dhegaha u furtaanbaan farrinta aan farayo dadweynaha Somaliland waa sidaas.”

SOMALILANDPOST.NEWS

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories