Shir lagu gorfaynayo Waxqabadka Haya’daha Qaramada Midoobay iyo Doorka Saxaafaddu ku leedahay oo maanta ka Qabsoomay Hargeysa
Hargeysa, 07 March, 2012 (Slpost)- Shirweyne lagaga hadlayey waxqabadka hay'adaha Qaramada Midoobay iyo doorka ay saxaafada Somaliland ku leedahay ayaa maanta ku qabsoomay Hotel...
Guddiga Diiwaangelinta oo Muddeeyey wakhtiga La kala reebayo Urur-siyaasadeedyada Cusub
Hargeysa, 07 March, 2012 (SLpost)- Gudidda Diiwaan-gelinta ururrada siyaasadda iyo Ansixintoofs ayaa shaaca ka qaaday wakhtiga la soo gabo-gabaynayo marxaladda diyaar garowga ururrada siyaasadda,...
Hambalyo DHALASHO FARXAD LEH: Maxamed Muuse Yuusuf iyo Hodan Axmed Cali
Hooyo Khadra Axmed Qooblow, Sharmaárke Maxamed Muuse, Naasir Maxamuud Kaariye, Cabdiwahaab Maxamuud Kaariye, Qaasim Maxamuud Kaariye iyo Xaaskiisa, Barkhad Maxamuud Kaariye, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa,...
TACSI: Marxuumad Jinow Cusmaan Axmed
Hadaanu nahay dadka hoos ku qoran waxa aanu ka tacsiyadeenaynaa Mohammed Abdirahman Dhigane oo hooyadii marxuumad Jinow Osman Ahmed 2/3/2012 ku geeriyootay magaalada Hargeisa,...
Midowga Yurub oo Somaliland ka caawinaya Mashruuc Lacag badan ku baxayso iyo Nuxurka Kulan Galabta lagaga dhawaaqay Hirgelintiisa
Hargeysa, 06 March, 2012 (SLpost)- Wefti ballaadhan oo ka socda Midowga Yurub ayaa Maanta Booqasho shaqo ku yimid Caasimada Somaliland ee Hargaysa. Weftigan waxaa garoonka...
Tabobare Benitez oo Miciyaha u Lisanaya inuu Macalin u noqdo Koox weyn oo aanu magacaabin
Tababare Benitez oo u muuqda Macalinka Kaliya ee Haatan Qaban Kara Xilka Macalinimo ee Kooxda reer London ee Chelsea
Si loo helo Maslaxad Iyo Kalsooni raggu waxa ay Dumarka ka Qariyaan Toban Sirood
In kastoo dadka dunida ku nooli ay ku kala duwan yihiin dhaqanka iyo caadooyinka, hadana waxa jira hab dhaqan ay ka siman yihiin inta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

