Maamulaha Shirkadda Dahabshiil oo Khudbad Qiime leh ka jeediyey Shir Qaramada Midoobay iyo Saxaafadda Somaliland uga qabsoomay magaalada Haregysa
Hargeysa, 07 March, 2012 (SLpost)- Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale ayaa maanta khudbad qiimo badan oo dhinacyo badan tabanaysay ka...
Buug laga qoray Qorshaha Shanta sanno ee soo socda ee magaaladda Hargeysa oo la soo bandhigay
Hargeysa, 07 March, 2012 (SLpost)- Qoraa Da’yar ayaa shalay magaaladad Hargeysa ku soo bandhigay Buugga ka hadlaya qorshaha shanta sannadood ee soosocda qaabkay caasimadu u...
Xukuumada Sare ee Somaliland indhaha haku jeediso Berbera oo masuuliyiintii u joogay dilaaliin noqdeen
Maalmahan danbe waxa muuqatay in muran ba,ani ka taagnaa magaalada berbera ,maxaase la isku hayaa ,macnuhu ma,aha maalgashan maysid iyo waan maalgashanayaa,dadka reer berberana iyagaa...
Shirkadaha TELESOM & GOOGLE oo adeegyo cusub si wadajir ah u bilaabaya iyo wefti ka socda shirkaddaasi oo booqday Xarunta Telesom
Hargeysa, 07 March, 2012 (SLpost)- Masuuliyiinta Shirkadda Telesom ayaa maanta xaruntooda ku qaabilay wefti ka socda Shirkadda Google ee caanka ku ah baadigoobaha iyo...
Ururada Saxaafada ee SOLJA Iyo SSJW Oo QM Talo Ugu Soo Jeediyey In La Sameeyo Barnaamij Himilo Fog Oo Wax Lagaga Qabanayo...
Hargeysa, 07 March, 2012 (SLpost) – Shir Ballaadhan oo Qaramada Midoobay ugu magac dartay (Somaliland Media Day 7 March 2012) ayaa waxa ka soo...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay Fursadaha ay Somaliland ka heshay ka-qayb-galka Shirkii London ee Arrimaha Soomaalida
Hargeysa, 07 March, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Cabdi Maxamuud “Xaabsade”, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Natiijada...
Wejigii Koowaad ee Ballaandhinta Biyaha Caasimadda oo ka kooban 12 Ceel-biyood oo la dhammaystiray
Hargeysa, 07 March, 2012 (SLpost)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa Maanta Xadhiga ka jaray wejigii kowaad ee 12...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

