HomeTabobare Benitez oo Miciyaha u Lisanaya inuu Macalin u noqdo Koox weyn...

Tabobare Benitez oo Miciyaha u Lisanaya inuu Macalin u noqdo Koox weyn oo aanu magacaabin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

SLpost Sports Tabobarihii hore ee kooxaha Liverpool iyo Inter Milan, Rafael Benitez ayaa xaqiijiyay inuu raadinayo inuu ku soo laabto shaqada tababaraha oo uu qabto koox weyn, isagoo ka gaabsaday inuu si toos ah uga hadlo shaqada imika ka bannaan kooxda Chelsea.

Tababarahan u dhashay dalka Spain ayaa ku jira ragga ugu cadcad ee laga yaabo inay qabtaan Stamford Bridge, taasoo noqotay mid bannaan ka dib markii la eryey Andre Villas-Boas.

Benitez ayaa koobab waaweyn ku guuleystay intii uu macalinka soo ahaa oo uu hayay Kooxaha Liverpool, Inter iyo Valencia, isagoo qaaday Champions League, UEFA Cup, Laba jeer oo Horyaalka La Liga iyo FA Cup. Haseyeeshee, 51 jirkan ayaa diiday inuu si toos ah carabka ugu dhufto inuu doonayo inuu noqdo tababaraha cusub ee kooxda galbeedka London, isagoo sidoo kale naxariis u dareemay Villas-Boas. Mar la weydiiyay hadii uu xiiseynayo shaqada kooxda Chelsea, waxa uu u sheegay Sky Sport, “Waxaan jeclaan lahaa inaan mustaqbalka tababare u noqdo koox weyn oo u dagaalami karta koobab. Taas ayay aheyd fikirkeyga markii aan tagay Liverpool iyo Inter, Valencia iyadana la mid ayay aheyd.” Waxaanu hadalkiisii sii raaciyey, “Khibradeydu waxa ay taalaa Champions league, inaan tartan galo iyo inaan isku dayo inaan koobab ku guuleysto. Ma jecli inaan arko tababare shaqadiisa waayaya.”

Tababare Benitez waxa kale uu sheegay in barigii hore ay dadku samri jireen, laakiin imika arrinku uu yahay in  toddobaad kasta la badiyo, “Markii hore dadku waa ay samri jireen, laakiin haatan waa inaad badisaa toddobaad kasta, waxaan khibrad ka soo qaatay Spain iyo Italy waana ka sii xun tahay xaaladu, haddii laba ama saddex kulan guul-darraysato waxaabad ku jirtaa caddaadis,” ayuu yidhi tabobarahan caanka ku noqday kooxda Liverpool oo intii uu joogay kula guulaystay Koobab.

SLpost Sports News

sports@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories