HomeXukuumada Sare ee Somaliland indhaha haku jeediso Berbera oo masuuliyiintii u joogay...

Xukuumada Sare ee Somaliland indhaha haku jeediso Berbera oo masuuliyiintii u joogay dilaaliin noqdeen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Maalmahan danbe waxa  muuqatay in muran ba,ani ka taagnaa magaalada berbera ,maxaase la isku hayaa ,macnuhu ma,aha maalgashan maysid iyo waan maalgashanayaa,dadka reer berberana iyagaa cidwalba ka jecel in dadka  oo  shaqooyin loo abuuro ,warshadana laga bineeyo degaanka saaxil,laakiin sartu waxay ka qudhuntay xukuumada oo ka gaabisay wixii xilka loogu dhiibay ee shacbigu u doortay ee ahaa in dalka dilaalka gaarka ah laga ilaaliyo cadaaladna lagu shaqeeyo,anigu ni n reersaaxila ayaan ahay waliba  arday wax ka barta jaamacada hargaysa, waxaanan layaabay sida aay xukuumadu u fahmi wayday waxa berbera  ka taagan,waxaana muuqata in xukuumadu badh ka tahay mushkilada berbera waayo waxay wax  ka qaban lahayd dilaalka ku dhex jira  kambaniga dahabshiil iyo shacabka reerbera oo aan xumaan hore ka dhaxayn,bal hadaba iswaydii dillaalkaasi waa kee ,siyar aan kuugu sheegee waa badhasaabka saaxil oo la layaqaan tabahiisa uu ku shaqaysto  ,waxaanu si xarfadle ukala fogeeyay xukuumada iyo shcbiga reerbera si uu kursigiisa u badbaadiyo oo marka horeba uuku qaldamay  xisbiga kulmiye ,inkastoo markii hore tuhunbadani   isa saarnaa in uu ku weheliyo fidmadan  badhsaabka  saaxil  maayorka berbera  oo dadka reer berbera ku tilmaamaan in uu badhsaabka u ahaa garab ku taageera  ficilwalba oo xun oo  barbar ka taagan sida guryaha dawlada ee qaarna la iibiyay qaarna diyaarka yihiin ,laakiin sida la sheegay arinkan iminka taagan ee buuraha  sibidhka seeska lagu wareejiyay  wuu iska fogeeyay   maayorka beriberi, eedeedana wuxuu  dusha u huwiyay badhsaabka iyo mdaxa shirkada dahabshiil ee berbera, aan dib kuu yar xasuusiyee  akhriste   badhsaabku markii uu dhawaanta kazoo noqday safarkii uu debada ugu maqnaa waxa uu sameeyay xaflad uuku qabtay berbera oo uu kaga hadlay waxa uuku tilmaamay dardar galin ama laba kaclayn ,waxaanu yidhi  xukumadu go,aan ayaay soo qaadatay cid danbena loo mijo xidhnaan maayo  wixii naga horyimaadana waanu jiidhaynaa ayuu yidhi badhasaabka saaxil waasiduu hadalka u dhigee ,maalin kabacdina waxa  lamaqlay buurihii sibidhka ayaa sees lagu wareejayay,waxaa marka isbadalay sheekadii hore ee fadeexada lacagtii uu maraykanka guryaha kaga soo iibsaday iyo fadeexadii guryihii dawlada ee berbera e uu ibiyay,xataa xukuumadii arinkaa baadhi lahayd ayuu fogoskoodii sii jeediyay ,waxaanu abuuray ibtilo khatara oo labo gesooda,ta kowaad  wuxuu iska horkeenayaa xukuumada iyo shacabka reer berbera oo uu awalba hore iskugu dhuftay,ta labaadna wuxuu uga jeeday in shacabka somalilan u tusoi  reer saaxil in  aanay dawlada la shaqaynaynin oo kambaniga dahab shiil qolo ahaan u diidayaan,  qodobkaa danbe  wuxuu u jeeday in uu beelaha walaalaha ah ee somalilan ayuu waxkala dhexdhigayaa ,laakiin dadku waxaa hore ayaay uga soo gudbeen oo manta qabyaaladi ma jirto,waxaase badhsaabka wali madax kaga jirta in aay wali shaqynayaan tabahiisii uu ku dhaqmi  jiray xiligii uu dalka ka mustaafuriyay madaxwaynihii hore ee somalilan waa cigaal,e alle ha u naxariista e, ugu danbayn waxaan baaq udirayaa madaxwaynaha Somaliland oo aan leeyahay ,madaxwayne berbera wafti udir xaqiiqda kuusoo sheegta ,badhasaabka saaxilna dib ubaadh c.v giisa, reerberna iyagaa u baahan in Somaliland lamaalgashado ,gobolka saaxilna noqdo mandaqadii warshadaha ,waxa kale oo aan kaa codsanayaa in aad la kulanto odayaasha degaankaasi ee dhawaanta dubur lagusoo doortay,si aad ugaato fikirkooda ku wajahan horumarka iyo nabada iyo ndawlad jacaylka,waxaana meesha ka dhexbaxaya dilaalkii wrka idiin kala qaadayay.

Odayaasha saaxilna baaq ayaan u dirayaa oo aan leeyahay ilaaliya nabadgalyada ,wixii Somaliland u dana ayaa rersaailna udana ,waxaa aad ka hadlaysaana wixii garawshiyo ah cidina idinkala masuugi mayso xukuumad iyoshacabka reer somalilanba ,idinkana wixii la idiinka gar helo qaata

Alloow caqliga hanoo waayin

Cabdiqani Ismaaciil Axmed

Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories