Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Midowga Yurub oo ka warbixiyey ilaha Horumarka ee ay ka taageeraan Somaliland iyo waxqabadyada u qorshaysan

Hargeysa, 08 March, 2012 (SLpost)- Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Ambassador Georges-Marc  oo booqasho ku jooga caasimada dalka ee Hargaysa ayaa...

Shirkadda Isgaadhsiinta ah ee SOMTEL oo Ciidamada Booliska ku wareejiyey Numberka Xidhiidhka Deg-degga ah, Heshiisna la gashay GOOGLE

Hargeysa, 08 March, 2012 (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee Somtel, ayaa khamiistii ku  wareejisay Taliye ku-xiggeenka Ciidammada Booliska Somaliland lamabarka Taleefanka adeegga deg-degga ah ee lagala...

Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo cambaarayn u jeediyey Sh. Shariif, fashiliyayna xidhiidh ka dhexeeya Kooxaha Argagixisada Muqdisho iyo Kooxda Khaatumo-seeg

Hargeysa, 08 March 2012(SLpost)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa canbaareeyey hadal ka soo yeedhay masuuliyiinta dawladda...

Podolski oo ku biiraya Kooxda Emirates ka dib heshiis dhexmaray Arsenal iyo Cologne

SLpost SPORTS - Lukas Podolski ayaa dhammaadka xilli-ciyaareedkan noqon doonaa ciyaartoy ka tirsan kooxda Arsenal ka dib markii kooxdiisa Cologne ay aqbashay inay xiddiggan...

Wasiirka Ganacsiga oo si rasmiya xadhigga uga jiray dhisme-ganacsi weyn oo ay leedahay Shirkadda Al-Nuur

Hargeysa, 08 March, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga jamhuuriyadda Somaliland Md.Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa maanta si rasmiya xadhiga uga jaray xarun ganacsi (Main Show...

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Raashin dad danyar ah loogu talo-galay oo la musuqay

Hargeysa, 08 March 2012 (SLpost)-Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay raashin la sheegay in la musuqmaasuqay, kaasi oo ku jiray bakhaaro ka...

Sidee Musuqmaasaqa Looga Dhiiri Geliyaa Somaliland, Sideese Loola Dagaalamaa Musuq Maasaqa?

Qodobka ugu Horeeya ee Lagula dagaalamo Musuqmaasaq ( Name, Shame.) Magacow Kuwa Musuqmaasaqa ah, Ceebee, Waxba Hala Qabsan, Qalbiga ka diid, Hana u Dhawaan,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img