HomePodolski oo ku biiraya Kooxda Emirates ka dib heshiis dhexmaray Arsenal iyo...

Podolski oo ku biiraya Kooxda Emirates ka dib heshiis dhexmaray Arsenal iyo Cologne

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

SLpost SPORTS – Lukas Podolski ayaa dhammaadka xilli-ciyaareedkan noqon doonaa ciyaartoy ka tirsan kooxda Arsenal ka dib markii kooxdiisa Cologne ay aqbashay inay xiddiggan Jarmalka ah ay wadaarsato xaddi lacageed oo dhan £10.9 Milyan.

Todobaadkii hore ayuu Podolski heshiish shakhsi ah la galay kooxda Arsenal, caqabadda kaliya ee heshiiska hortaallayna waxa ay ahayd go’aanka kooxda uu ka tirsan yahay 26 jirkan xulka Jarmalka u ciyaaraha.

Inkasta oo markii hore ay kooxda Cologne dalbatay £18 milyan balse waxa qiimahaas hor istaagtay kooxda Arsenal oo markii hore qiimaha ay ciyaartoygan ku dalbatay ahaa £8milyan, haddana waxa ay kooxda Arsenal mar kale ku soo rogaalcelisay rabitaanka ciyaartoygan ka dib markii ay kordhiyeen qiimaha taasina ay aqbaleen naadiga ka dhigan horyaalka Bundesliga.

Weeraryahanka Jarmalka ah ayaa tegi doona garoonka Emirates ka dib marka uu dhammaado horyaalka Jarmalka waxaanu saxeexi doonaa heshiis afar sannadood ah isaga oo todobaadkii qaadana 100,000 oo Gini

Ku soo biiritaanka Podolski ee Kooxda Arsenal ayaa la sheegay inuu si weyn uga qayb-qaatay difaaca Arsenal ee Per Mertesacker oo todobaadkii hore sheegay in qaar ka mid ah xiddigaha ay xulka Jarmalka uwada ciyaaraan wax weydiiyeen xaaladda kooxdiisa.

somalilandpost.net

sports@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories