HomeMidowga Yurub oo ka warbixiyey ilaha Horumarka ee ay ka taageeraan Somaliland...

Midowga Yurub oo ka warbixiyey ilaha Horumarka ee ay ka taageeraan Somaliland iyo waxqabadyada u qorshaysan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, 08 March, 2012 (SLpost)- Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Ambassador Georges-Marc  oo booqasho ku jooga caasimada dalka ee Hargaysa ayaa Maanta ka warbixiyay meelaha ay Midowga yurub ka taageeraan Somaliland .

Safiirka oo  ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Midowga yurub iyo qaar ka mid ah haweenka Somaliland ee ka shaqeeya horumarinta dalka ayaa huteel Ambassador saxaafada ugu soo bandhigay barnaamijyada uu Midowga Yurub ka gacan siiyo Somaliland, waxaana uu safiirku si gaar ah u soo qaatay mashaariicda ku wajahan hoos-u-dhigida faqriga, Budhcad-badeedda, Maamul Wanaaga, Waxbarashada iyo arrimaha haweenka waxaanu xusay in Midowga Yurub dhiirigelinayo dariiq kasta oo haweenku kaga qayb qaadan karaan hogaaminta dalka iyo sidii ay uga dhex muuqan lahaayeen doorashooyinka inagu soo foolka leh .

Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Ambassador Georges-Marc   waxa uu sheegay in Kulan uu saaka la qaatay Madaxweynaha iyo Shirgudoonka baarlamanka inay isla soo qaadeen arrimo badan oo taabanaya hawlaha ay midowga yurub ka fuliyaan Somaliland iyo sidii loo sii dardar gelin lahaa.

Safiirka ayaa intaas ku daray in sababta uu kulankan uga soo qayb galiyay haweenka aqoon yahanka ah ee Somaliland inay la xidhiidho sidii ay ugu muujin lahaayeen Xuska maalinta haweenka adduunka ee 8 March iyo ku dhiirigelinta arrimaha horumarinta ee ay ku hawlan yihiin.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories