HomeXukuumadda Somaliland oo ka hadashay Raashin dad danyar ah loogu talo-galay oo...

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Raashin dad danyar ah loogu talo-galay oo la musuqay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 08 March 2012 (SLpost)-Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay raashin la sheegay in la musuqmaasuqay, kaasi oo ku jiray bakhaaro ka mid ah kuwa magaaladda hargeysa.

Wasiirka wasaaradda Dib-u-dejinta Somaliland Md Cabdirisaaq Cali Cismaan oo warbaahinta kula hadleyey barxadda wasaaradda dib-u-dejinta oo waqtiga ay ku sugaaneeyn lix gaadhi oo lagu daad guraynayey raashinka hool weyn oo lagu talo-galay in raashinka la dhigo.

Wasiirka Dib-u-dejinta Somaliland Cabdirisaaq Cali, waxa uu sheegay in ay wasaaraddiisu ay go’aan ku gaadhay in raashinka aan la garanaynay cida keentay iyo cida soo musuqmaasuqday lagu dajiyo hoolka wasaaradda dib-u-dejinta Somaliland waxaanu isaga oo faahfaahin ka bixinaya yidhi, “Ma qabo qof masuul ah raashinka bakhaarku rogi ma qabee, baabuurtii ka dambaysay ayuunbaanu qabanay. Kolay taliyihii ciidanka bileyska askartii u watay waxay ii sheegeen labadan gaadhi maahe afar kale ayaa dambeeya.”Sidaa ayuu yidhi Wasiirka wasaaradda Dib-u-dejinta Somaliland Cabdirisaaq Cali Cismaan

Wasiirku waxa uu hadalkiisii sii raaciyey “Runtii hay’adda mucaawinooyinka madaxtooyadda ayaa qaabilsanayd oo  runtii wasaaraddu xaq bay u lahayd oo qoladaas ayaa maamulaysay oo hadda ayaa noogu horeysa raashin noo soo badhaydha oo aanu siino dadka barakacayaasha ah ama qorshe kale oo aanu ugu talo-galay ha ku baxee haddaa noo kow ah.”

somalilandpost.net

Khadar Jaamac

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories