Shacbiga Degmada Faraweyne oo Deeq Xoolo ah ku wareejiyey Taliyaha Ciidanka Qaranka
Hargeysa, 12 March, 2012 (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Jamhuuriyda Somaliland General Ismaaciil Maxamed Cismaan “Shaqale” ayaa Maanta ka Gudoomay Maamulka iyo Waxgaradka degmada...
Sidee Ku Noqon Kartaa Qof Gulaystay! – W/Q: Mukhtaar Bulshaawi – Q.2aad
Noloshu Micne ayay leedahay, ha micno tirin, waa inay dhadhan kuu leedahay oo aad ujeedo u nooshahay, waa inaad ku dadaasha Cibaadada Alle, haka...
Ninka Maanta Siilaanyo Isku Daya In Uu Wax U Sheego,Waa Fannaan Nin Dhego La’ U Heesaya
Isbedelkii Dalka Ka Dhacay U Jeedadiisu Ma Ahayn In Rayaale Talada Laga Tuuro Siilaanyona La Saaro,Laakiin Mabada'u Wuu Iska Cadaa Wuxuuna Lahaa Himilooyin Aas...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeedhay Hoggaamiyaha maamul-goboleedka Puntland
Hargeysa, 12 March 2012(SLpost)-Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo sheegay in aanu Somaliland...
Guddoomiyaha hay’adda Maamul-wanaaga iyo la-dagaalanka Musuqmaasuqa oo faahfaahin ka bixiyey baadhitaan ay ku wadaan raashin mucaawinno ah oo la lunsaday
Hargeysa, 12 March 2012 (SLpost)- Guddoomiyaha hay’adda maamul-wanaaga iyo la-dagaalka musuqmaasuqa Md. Axmed Muxumed Madar, ayaa markii ugu horreysa ka hadlay baadhitaan ay ku wadaan...
14-jir Hooyadeed ka da’ weyn oo qortay buug ay nolosheeda kaga sheekaynayso
Hayley Okins waxa loo sheegay inaanay nolol ku gaadhayn da’da 13 jirka. Inantan yari waxa haleelay xannuun dunida ku yar oo la yidhaahdo Progeria...
“Dr. Gaboosoow, Hargeysi fidmo kaagama baahna waxna kama samayn kartid..dhici mayso inaanu kuugu dul qaadano inaad mudaharaado abaabusho…Tigidhkiisuwaa ka ugu qaalisan oo ma jiro...
Hargeysa, 12 March, 2012 (SLpost)- Xildhibaanno oo ka tirsan Golaha deegaanka Caasimadda Hargeysa ayaa jawaab kulul ka bixiyey eedaymo uu dawladda Hoose u jeediyay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

