Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Afhayeenka Madaxtooyada oo Waraysi uu siiyey Laanta Af-Soomaaliga ee BBC kaga hadlay Arrimo ku saabsan gobollada Bari ee Somaliland [DHEGAYSO]

Hargeysa, 13 March, 2012 (SLpost)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi Daahir 'Cukuse' ayaa waraysi uu siiyey idaacadda BBC qaybteeda Af-Soomaaliga kaga hadlay arrimo badan oo...

Dufcaddii ugu horreysay ee Ciidamada Sida Gaarka ah u tabobaran oo maanta tabobar loogu soo xidhay Dugsiga Ciidamada ee Mandheera

Hargeysa, 13 March, 2012 (SLpost)- Dufcaddii ugu horreysay ee Ciidamada sida gaarka ah u tabobaran ee Booliska isla markaana loogu talo-galay inay fuliyaan Hawl-gallada...

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Deegaanka oo ka hadlay dacwad ka dhan ah Dawladda Hoose ee Hargeysa oo ay u gudbiyeen Xeer Ilaalinta Guud

Hargeysa, 13 March 2012(SLpost)- Wasaarada Deegaanka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee qaranka u gudbisay dacwan ka dhan ah...

Wasaaradda Duulista Hawada oo Heshiish rasmi ah la gashay shirkad Ajaanib ah oo dib-u-dhis ku samaynaysa madaarka Diyaaradaha ee Berbera

Hargeysa, 13 March 2012(SLpost) - Wasiirka Duulista iyo Hawadda Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi iyo  Habtamu Mengiste Madaxa Shirkad Ethioipian ah oo magaceeda la...

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Iyo Qaar Ka Mid Ah Mujaahidiinta SNM Oo Xadhiga Masuuliyiinta falalka Musuq-maasuq loo xidhay Ku Tilmaamay Shirqool siyaasadaysan

Hargysa, 12 March, 2012 (SLpost)- Mudane ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo ay wehelinayeen qaar ka mid ah Aqoonyahanka iyo Mujaahidiinta SNM, ayaa si...

Door Intee Le’eg ayuu Xornimada Afrikada Madaw ku lahaa Mr. KWAMI NKRUMA? – W/Q: Axmed Maxamed Aadan (Qaybe)

Kwami Nkruma  waxuu ahaa ninkii waddammada Afrikada madow u horseeday inay ka xoroobaan Isticmaarkii Yurub. Isagu waxuu u dhashay dalka Ghana. Isagoo dhalinyaro ah ayuu...

Maamulka gobolka Hawd oo ka deyriyey xaalad abaareed oo gobolka ka taagan, baaqna u jeediyey Xukuumadda, Hay’adaha Waddaniga iyo kuwa Caalamiga ah

Hargeysa, 12 March, 2012 (SLpost)- Gudoomiyaha Gobolka Hawd Jamaal Xuseen Hure ayaa Maanta daboolka ka qaaday xaalad abaareed oo ka taagan deegaamada kala duwan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img