Home14-jir Hooyadeed ka da’ weyn oo qortay buug ay nolosheeda kaga sheekaynayso

14-jir Hooyadeed ka da’ weyn oo qortay buug ay nolosheeda kaga sheekaynayso

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hayley Okins waxa loo sheegay inaanay nolol ku gaadhayn da’da 13 jirka. Inantan yari waxa haleelay xannuun dunida ku yar oo la blankyidhaahdo Progeria kaas carruurta yaryar ka dhiga inay gaboobaan ka hor inta aanay gaadhin da’da dhalinyar-nimada.

Laakiin imika oo ay u dabbaal-degayso sannad-guuradeedii 14aad ee da’deeda, waxay iska dhego-tirtay dhammaan caqabadaha ku xeeran nolosheeda waxaanay munaasibadda sannad-guuradeeda 14 ku lammaanaysay wanqalka buug cusub oo ay kaga warramayso taariikh-nololeedka, waxaana qayb ka mid ah cutubyada buuggaas kaalin laxaad leh ka geysatay hooyadeed oo ka caawisay sidii ay ula soo tacaashay wakhtigii ay sabigas ahayd.

blankSida ay kala siman tahay carruurteeda da’deeda ah, buugga ah qortay oo ay ugu magac-dartay OLD BEFORE MY TIME, waxay ku sheegaysaa rabitaankeeda inay noqoto Jilaa caan ah iyo sida ay ku nacday inay dugsiyada tagto.

Laakiin, haddana waxa uu ka warramayaa aragti qoto-dheer oo laga qaadan karo sida ilme yar u asiibi karo xannuunkan oo Hayley ka dhigay inay jeelato jidhka islaan 105 jir ah.

blank
Hayley iyo Hooyadeed

Progeria waxa magaceeda laga soo qaaday kelmad Giriig ah ‘proeros’ oo micnaheedu yahay ‘Hor u gabowga’ waxaanu xidhiidh la leeyahay  nooca barootiinka loo yaqaanno progerin kaas oo dedejiya da’da muuqaalka duleed ee jidhka. Waxa uu jidhka da’diisa ka dedejiyaa siddeed laab inta caadiga ah kaas oo gabadhan yar oo Hayley ka dhigay inay yeelato maqaar dhuuban oo jilicsan iyo lafo taag-daran.

blankCarruurta uu xannuunkani asiibo sida caadiga ah waxa ay u dhintaan wadno-istaag ama jaalij wakhtiyada da’doodu gaadho 13-jirka.

blankHayley oo ku nool magaalada Bexhill, Bariga Sussex ee dalka Boqortooyada Ingiriiska, waxa ay 14-jirsatay bishii December ee sannadkii hore waxaanay inta la ogyahay ay ka mid tahay 89 carruur ah oo kula nool 32 oo adduunka ah kuwaas la nool xannuunka progeria.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories