HomeShacbiga Degmada Faraweyne oo Deeq Xoolo ah ku wareejiyey Taliyaha Ciidanka Qaranka

Shacbiga Degmada Faraweyne oo Deeq Xoolo ah ku wareejiyey Taliyaha Ciidanka Qaranka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, 12 March, 2012 (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Jamhuuriyda Somaliland General Ismaaciil Maxamed Cismaan “Shaqale” ayaa Maanta ka Gudoomay Maamulka iyo Waxgaradka degmada Fara-Weyne deeq Xoolo ah oo ay ugu talo galeen Ciidanka Qaranka.

Deeqdan Xoolaha ah oo ka koobnayd Boqol iyo Shan iyo konton neef oo Xoolo ah taas oo lagu qabtay Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka waxaana Gudoonsiintii deeqdan Xoolaha ah ka hadlay Gudoomiyaha degmada Faraweyne Maxamed Maxamud Shabeel iyo Ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex isla markaana ah Gudoomiye ku xigeenka gobolka Rashiid Axmed Maxamed oo tilmaamay in deeqdani ka turjumayso sida ay bulshada ku nool degmada faraweyne ay uga go’an tahay inay garab istaagaan Ciidamada Qaranka oo hawl Culus u haya Qaranka iyagoo intaas ku daray inay waajib tahay sidii mar walba maanka loogu hayn lahaa Ciidamada Qaranka

Geesta kale Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Jamhuuriyda Somaliland General Ismaaciil Maxamed Cismaan “Shaqale” ayaa uga mahadceliyay maamulka iyo waxgaradka degmada Faraweyne xoolahan ay ugu talo galeen Ciidanka Qaranka isagoo balan qaaday inay gaadhsiin doonaan ciidamada qaranka ee heeganka u ah difaacida dalkooda hooyo, Taliyuhu waxa uu sheegay in deeqdani aanay ahayn tii u horaysay ee ka soo gaadha deegaamada kala duwan ee Somaliland isagoo intaas ku daray in meelaha ay Kaalmooyinku ka soo gaadheen ay ka mid tahay Qori Lugud,Caynabo,Allay-baday, Sabo -wanaag, iyo Fara-weyne.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories