HomeMaamulka gobolka Hawd oo ka deyriyey xaalad abaareed oo gobolka ka taagan,...

Maamulka gobolka Hawd oo ka deyriyey xaalad abaareed oo gobolka ka taagan, baaqna u jeediyey Xukuumadda, Hay’adaha Waddaniga iyo kuwa Caalamiga ah

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, 12 March, 2012 (SLpost)- Gudoomiyaha Gobolka Hawd Jamaal Xuseen Hure ayaa Maanta daboolka ka qaaday xaalad abaareed oo ka taagan deegaamada kala duwan ee gobolkaas isla markaana ugu baaqay Xukuumada,Hay’adaha Samo falka iyo Ganacsataduba sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen gurmad loo fidiyo dadka ku tabaaloobay abaartan.

Gudoomiyaha oo u Waramayay Warbaahinta ayaa ka xog waramay Xaalada Guud ee nabadgalyo iyo nololeed ee jiida gobolkaas, waxaanu sheegay in xaalada abaareed oo adagi ay la soo deristay dadka iyo duunyada.

Jamaal Xuseen Hure waxa uu u soo jeediyay Xukuumada, Hay’adaha Caalamiga iyo kuwa maxaliga ahiba sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen gurmadka abaarta.

Gudoomiyaha Gobolka Hawd mar uu ka hadlayay dhinaca wadada isku xidhi doonta magaalooyinka Baligubadle iyo Hargaysa waxa uu xusay in hawshaasi ay haatan bilow tahay isla markaana ay ku hawlan yihiin sidii loo samayn lahaa qaadhaan ay iska ururiyaan qaybaha bulshada iyo dawlada si ay u rumowdo riyada wadadaasi.

Gudoomiyuhu waxaa kale oo uu sheegay in dawlada Itoobiya oo xidhiidh qoto dheeri ka dhexeeyo Somaliland ay wada shaqayn ka leeyihiin dhinaca xuduudaha.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories