HomeDufcaddii ugu horreysay ee Ciidamada Sida Gaarka ah u tabobaran oo maanta...

Dufcaddii ugu horreysay ee Ciidamada Sida Gaarka ah u tabobaran oo maanta tabobar loogu soo xidhay Dugsiga Ciidamada ee Mandheera

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, 13 March, 2012 (SLpost)- Dufcaddii ugu horreysay ee Ciidamada sida gaarka ah u tabobaran ee Booliska isla markaana loogu talo-galay inay fuliyaan Hawl-gallada Deg-degga ah ayaa ayaa Maanta tababar loogu soo gabo-gabeeyey dugsiga tabobarka Ciidamada ee Mandheera halkaas ay, waxaana munaasibaddaas kala qayb-galay wefti uu hoggaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland.

Ciidankan oo mudo saddex bilood ah tababar ku qaadanayay dugsiga tababarka Ciidanka Booliska ee Mandheera ayaa munaasibad balaadhan oo loo sameeyay waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” ku Simaha Taliyaha Ciidanka booliska isla markaana ah Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska C.raxmaan Liibaan Axmed “Fooxle”,Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamed Cali Saleebaan “Ramaax”,Saraakiil ka tirsan Hay’ada Undp oo ka taageerta Ciidanka Booliska tababarada kala duwan,iyo khabiir ka socday dawlada Ingiriiska oo  .

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil “Saylici” ayaa  ku dheeraaday mas’uuliyada balaadhan ee Ciidanka Boolisku u hayaan dalka isagoo sheegay in Xukuumad ahaan ay mar walba diyaar u yihiin sidii ay Ciidanka boolisku u heli lahaayeen Tababaro kala duwan oo u fududeeya gudashada waajibaadka shaqo ee looga baahan yahay,waxa uu Madaxweyne ku xigeenku cadeeyay in dufcadan uu tababarka u soo xidhay ay noqonayaan tii koowaad ee intii ka soo wareegtay aasaaska ciidankani uu yeesho kuwaas oo door wax ku ool ah ka qaadan doona ayuu yidhi waajibaadka ka saaran arrimaha nabadgalyada.

Dhinaca kale Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” ayaa hadal dhinacyo badan taabanaya oo uu munaasibadaas ka jeediyay ayaa ugu horayn uga  mahadceliyay dawlada Ingiriiska taageerada ay la garab taagan tahay somalilanda waxaanu ka waramay ahmiyada ay dal ahaan inoo leeyihiin Ciidankan Gurmadka deg dega ah ee  RRU.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories