Faallo: Riyaale waxaan ka diiday, Siilaanyo ku Raaci maayo – W/Q: Mubarak Qoorubaxay
Basmiga cumaaniyo, Ninka boosh cadii cunay, Burka iyo saliidii Bakhaarada gunta u dhigay Suuqana ka baayacay Beenguurka dabadeed, Beystayn ragaan qabin, Xabsiyada ka buuxsaday, Bulshadu waa arkaysaa ! Aragtida dadka bini-aadmiga ahi...
Wasiirro Xukuumadda ka tirsan oo Cabashadii ugu ballaadhnayd ka muujiyey dhinacyada Ciidanka ammaanka iyo Caddaaladda
London, 19 March, 2012 (SLpost)- Wafti isugu jira Wasiirro iyo Saraakiil kale oo ka socda dawladda Somaliland oo uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha Maxamed...
Somali News
Al-Shabaab oo sheegtay inaanu Al-Amriiki noloshiisu halis ku jirin iyo Sierra Leone oo Ciidamo geynaysa Jubbooyinka
Muqdisho, 18 March, 2012 (SLpost)- Maleeshiyada Al-Shabaab oo ka tirsan Shabakadda argagixisa ee Al-Qaacida, ayaa Bayaan ay shalay soo saareen kaga hadlay dhawaaq cabasho...
Xukuumadda oo ka hadashay Xasuuqa ay Ciidamada Itoobiya u Geysteen Shacabka Xoolo-dhaqatada ah ee Bariga Gobolka Ismaamulka Soomaalida
Hargeysa, 18 March, 2012 (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dagaal xasuuq ah oo ay Ciidamada Liyuu Booliska Itoobiya kula kaceen...
BORAMA: Magaaladii ugu horreysay ee laga bilaabay tiro-koobka Shacbiyadda laga doonayo urur kasta, Guddoomiyaha gudiga diiwaangelinta oo ka hadlay, Ururrada Guuleystay iyo kuwa Fashilmay
Hargeysa, 18 March, 2012 (SLpost)- Gudoomiyaha Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada, Mudane C.risaaq Jaamac Cumar “Ciyaale” iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Maanta Hawlgal Xoogan oo...
Guddoomiyaha cusub ee hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Xilkii la wareegay
Hargeysa, 18 March, 2012 (SLpost)- Munaasabad ay xilka kula kala wareegayaan Gudoomiyahii & Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Hay’adda Shaqaalaha dawladda iyo Gudoomiyaha iyo...
Wada Hadalka Siilaanyo Vs Shariif waa ‘Mission Impossible!’
Aslaamu Calaykum Marka hore waxaan halkan ka salamaya warbaahinta somaliland oo hawl warbaahineed oo muhiim ah u haysa bulshada somaliland meel kasta oo ay joogan,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

