Fariin Ku Socota Madaxda Kililka Shanaad Ee Soomaalida Ethiopia
Fariintani maaha mid lagu rabo Lacag ama Xil, waa mid ka turjimaysa maslaxada ka Ummadda ku hadasha Af-Soomaaliga meel kasta oo ay joogaan sida...
Siilaanyo Muu Garan, Manuu Garwaaqsan, Manuu Gorfeynin, Manuu Guddoomin, Mana…
Marka hore waxa aan salaamayaa umada reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan. Waxaan si gaara u salaamayaa Saxaafada Xorta ah iyo Inta Somaliland...
Wefti ballaadhan oo Xukuumadda Somaliland ka socda oo soo Gaadhay magaalada London
London, 18 March, 2012 (SLpost)- Wefti Xukuumadda Somaliland oo uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa saaka subaxnimadiii hore kasoo degay gegida diyaaradaha ee...
Masuuliyiin sare oo ka socda Hay’ad hoos tagta Xafiiska Raysalwasaaraha Turkiga oo dalka soo gaadhay, Kulamona la yeeshay Madaxda ugu sarraysa dalka
Hargeysa, 18 March, 2012 (SLpost)- Wefti ka socda hay’ad Dawladda Turkiga u qaabilsan Mucaawimooyinka isla markaana hoos tagta xafiiska Raysalwasaaraha Jamhuuriyadda Turkiga ayaa maanta...
Wefti ka socda Bangiga Horumarinta Afrika oo madaxweyne Siilaanyo uga warramay Ujeeddada Socdaalkooda iyo waxyaabaha ay damacsan yihiin
Hargeysa, 18 March, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda Bangiga Horu-marinta Afrika...
“Maanta inaanu naftayada iyo Maalkayaga Difaacanno ayuunbaa Noo hadhay..wax haloona qabto dambe sugi mayno”
Ganacsato laga raray Guriga Xisbiga oo D/Hoose uga digtay inay ku kacdo Tallaabo Nabad-gelyo darro abuuraysa oo ay damacsan tahay
Wefti ka socda Bandhiga Horumarinta Afrika oo Dalka yimi, kana hadlay ujeeddada socdaalkooda
Hargeysa, 17 February, 2012 (SLpost)- Wefti ballaadhan oo ka socda Bankiga Horumarinta Afrika ayaa maanta socdaal shaqo ku yimid caasimadda Somaliland ee Hargaysa. Weftigan oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

