Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Jidka Madaxtooyada Garab-mara oo Roobku Burburiyey iyo dawladda hoose ee Caasimadda oo ku mashquulsan Baacsiga Danyarta

Warbixin: Weriye Cabdifataax Ismaaciil Caarshe Waddada dhinaca Bari ka marta Qasriga madaxtooyada Somaliland, ayay burburiyeen daadad ka dhashay Roobab waaweyn oo habeennadii u dambeeyey ka...

Ma Inay Cawdaan-baa Mise Waa Inay Cod Ku Ciil Baxaan?

Laga soo bilaabo 27-kii Julay 2010-kii maalintii uu xulka la wareegay madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo, waxa isa soo tarayay cabashooyin tiro badan oo salka...

Daadadka Roobka Gu’ga oo waxyeello ballaadhan gaadhsiiyey qaybo ka mid ah Qubuuraha Naasahablood Ee Bariga Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Daadad xoogan oo ka dhashay roobabka Gu’ga ayaa baabiiyey qaybo badan oo ka mid ah xabaalaha ku yaala agagaarka buuraha Naasa-hablood oo...

Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya! – W/Q: Mingiste – Qaybtii 4aad

(Marka runta laga hadlayo, culayska arimaha laga wada hadlayo iyo Wasiirada Somaliland iyo Soomaaliya  u soo  dirteen wadahadalka aad iyo aad ayey u kala...

Mishiinka Kelyaha Cusbitaalka Guud ee Hargeysa oo markii ugu horeysay lagu hawl-geliyey Bukaankii ugu horreeyey

Hargeysa (SLpost)– Waxaa Maanta si rasmi ah loo hawl galiyay Mishiinkii dhinaca kelyaha isla markaana loo adeegsaday wax u qabashada Bukaankii u horeeyay oo...

Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada oo Kormeer u kuur-gal ah ku tagay Xarumaha Waxbarashada iyo Maamulka ee Gobolka Selel

Saylac (SLpost)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Mudane Cali Xaamud Jibriil ayaa Maanta hawlgal shaqo ku soo maray dugsiyada...

Wax ka baro Faa’iidooyinka Caafimaad ee Saliid Macsaradu Leedahay

Macsarada waa saliid aad u qaali ah, lehne faa’idooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin. Saliid macsarada waxaa la isticmaali jiray kumanaan sano ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img