HomeWasiir ku-xigeenka Waxbarashada oo Kormeer u kuur-gal ah ku tagay Xarumaha Waxbarashada...

Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada oo Kormeer u kuur-gal ah ku tagay Xarumaha Waxbarashada iyo Maamulka ee Gobolka Selel

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Saylac (SLpost)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Mudane Cali Xaamud Jibriil ayaa Maanta hawlgal shaqo ku soo maray dugsiyada Waxbarasho iyo Xarumaha laamaha dawlada ee degmada Saylac ee Gobolka Selel .

Ujeedada kormeerka Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada ayaa salka ku haya  u dhaba galka xaalada guud  waxbarashada ee deegaamada gobolka Salal iyo sidii uu xog sugan uga heli lahaa.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Mudane Cali Xaamud Jibriil waxa uu warbixin ka dhagaystay Maamulayaasha dugsiyada hoose dhexe iyo dugsiga sare ee Sacaadadiin Secondary School ee Magaalada Saylac waxaanu ku guubaabiyay inay dadaal xoogan muujiyaan si ay guulo uga soo hooyaan imtixaanka sannad dugsiyeedkan.

Wasiir ku xigeenku waxaa kale oo uu booqday dugsiga dhaqaalaha Guriga saylac, Xarunta dawlada hoose ee Magaaladaasi, oo sannadkan dhismayal badan laga hirgaliyay waxaa kale oo uu soo kormeeray jidka isku xidha saylac iyo toqoshi oo dawlada hoose ee Degmada Saylac ay dayactir ku samaysay

Waxaa kale oo uu booqday dekeda qadiimiga ah ee magaalada Saylac waxaanu xog warano la yeeshay maamulka gobolka, ka degmada iyo ka dekedaas Qadiimiga ah,Mudane Cali Xaamud Jibriil waxa uu dareensiiyay madaxda laamaha dawlada iyo dadweynaha ku nool magaalada saylac in mudadii xukuumada uu ka tirsan yahay ay hogaaminta qaranka haysay waxyaabaha la yaabka leh ee ay ku diirsadeen inay tahay in goboladu ku tartamaan horumarkooda isla markaana ay si wada jir ah Shacbi iyo dawladba gacmaha la isugu qabsado kor u qadista horumarinta gobolka Selel iyo sidii dhinac looga soo wada jeedi lahaa wax kasta oo nabadgalyada dalka saamayn ku yeelan kara.

SLpost News

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories