HomeGuddoomiyeyaasha iyo Kormeerayaasha Waxbarashada Gobollada dalka oo tabobar loo furay

Guddoomiyeyaasha iyo Kormeerayaasha Waxbarashada Gobollada dalka oo tabobar loo furay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarshada iyo Tacliinta Sare Maxamed Xasan ayaa maanta tababar socon doona mudo toban cisho ah waxa uu huteelka Maansoor uga furay Guddoomiyaasha iyo Kormeerayaasha Lixda Gobol ee waaweyn ee Somaliland.

Tababarkan oo muddada uu socdo lagu baran doonoo  tababarkatababarayaasha gudiyada iskuulada, waxa ugu horreyn ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarshada iyo Tacliinta Sare Maxamed Xasan oo  tilmaamay muhiimada ay leedahay in la wanaajiyo habka maamulka dugsiyada isla markaana ay si wada jir ah arrintaas uga hawl galaan Maamulada dugsiyada hoose dhexe iyo Gudiyada Waalidiinta waxa uu agaasimaha guud sheegay in aqoon is weydaarsigan lagu baran doono duruus la xidhiidha tababarka tababarayaasha ee gudiyada iskuulada,waxaanu xusay in  Wasaarada Waxbarashadu ay dugsiyda hoose dhexe ee dawliga ah ay ka dhigtay in lacag la’aan lagu dhigto.

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Maxamed Xasan waxa uu kula dardaarmay ka qayb galayaashu inay ka faa’iidaystaan mudada tobanka cisho ah ee tababarkani u socdo.

Rashiid Ismaaciil oo ka socda hay’ada Unicef ayaa sheegay in ujeedada aqoon isweydaarsigani ay salka ku hayso sidii loo xoojin lahaa habka tababarka tababarayaasha oo faa’ido badan u leh guud ahaan bah’da waxbarashada waxaanu ka waramay himilooyinka laga leeyahay mashruucan iyo marxaladihii uu soo maray isagoo xusay in isku xidh loo sameeyo maamulayaasha,Macalimiinta iyo gudiyada waxbarashada ay tayo badan gelinayso nidaamka wax dhigiseed ee dugsiyda dalka.

Dhinaca kale, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashadu waxa uu ka qayb galay aqoon isweydaarsi ku saabsan sidii manhajka Somaliland loogu  dabaqi lahaa Waxbarashada dalka kaas oo ay soo qaban qaabisay hay’ada African Education Trust .

SLpost News/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories