HomeDhakhtar Maraykanka ka Caawiyey Dilkii Usama Bin Laden oo lagu Xukumay Xabsi...

Dhakhtar Maraykanka ka Caawiyey Dilkii Usama Bin Laden oo lagu Xukumay Xabsi 30 sanno ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Islamabad (SLpost)- Dhakhrar  u dhashay dalka Baakistaan  oo  Wardoonka Mareykanka ee CIA  gacan ka  siiyey dilkii lagu khaarajiyey  Usama Bin Laaden, ayaa lagu xukumay xabsi 30 sanadod.

blankShakil Afridi, waxaa lagu helay oo lagu eedeeyey inuu sameeyey  khiyaamo Qaran kadib markii uu ku dhaqaaqay  barnaamij dhinaca talaalka oo been abuur ah si uu warar  ugu soo uruuriyo wardoonka Mareykanka .

Xoghayaha arimahan dibada ee Mareykanka ayaa ku baaqday in lasii daayo  ninkaasi dhakhtarka ah, waxanay tilmaantay in hawsha uu qabtay  dhakhtarkaasi ay aheyd mid u adeegaysay danaha Mareykanka iyo Baakistaan. Ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ayaa Usaama Bin Laadin ku dilay guri kuyaalay magaalada Abbottabad ee dhinaca Woqooyi-Galbeed ee wadankaasi Baakistaan bishii May  ee sanadkii 2011.

Baakistan ayaa waji gabax ka qaaday in hogaamiyihii al-Qaaciida  laga helo gudaha Baakistaan isagoo ku nool, hase ahaate waxay arintaasi meel xun gaadhsiisay xidhiidhkii u dhaxeeyey Baakistaan iyo Mareykanka , waxaanay Baakistaan ay dareentay Meel kadhac in lagulakacay madaxbanaanideedii.

SLpost News

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories