Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Shirkadda Dahabshiil oo Martiqaad kaga Qaybgashay Shir-madaxeedka Bangiga Horumarinta Afrika

Maamulaha Guud ee Shirkaddaha Dahabshiil oo Khudbad ka Jeediyey shirka, kana xog-warramay ujeedadii uu xambaarsanaa

DAHABSHIIL GROUP oo Tacsi Tiiraanyo leh u diraya Geerida Naxdinta leh ee ku timi Maxuum Xildhibaan Ismaaciil Xaaji Cabdi Ducaale

Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Group (Maxamed Siciid Ducaale), Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group, Cabdirashid Maxamed Siciid, Dhammaan Maamulka Xarunta Shirkadda Dahabshiil,  Dhammaan Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil...

Madaxweyne Siilaanyo oo Ehliyadda iyo Dad reer Somaliland ka tacsiyeynaya Geerida Naxdinta leh ee ku timi Marxuum Xildhibaan Ismaaciil Xaaji Ducaale

Madaxweyne Siilaanyo oo Ehliyadda iyo Dad reer Somaliland ka tacsiyeynaya Geerida Naxdinta leh ee ku timi Marxuum Xildhibaan Ismaaciil Xaaji Ducaale

Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo Xukunno kala duwan ku ridday Musuuliyiin u xidhnaa Eedo Musuq-maasuq

Hargeysa (SLpost)-Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa saaka fadhi albaabaddu u xidhan yihiin oo ay yeelatay waxay xukun ku ridday saddexdii masuul ee u xidhnaa eedaha...

Shirkii Istanbuul oo la soo gabagabeeyay kuna baaqay in Somaliland iyo TFG du ka wada hadlaan qaddiyadahooda

Shirwaynihii ay dawladda Turkigu muddada dheer soo diyaarinaysay ee ku saabsanaa Somaliya ayaa maanta lagu gabagabeeyay xarunta shirarka ee dawladda Turkigu ku leedahay magaalada...

Maamulihii Kastamka Berbera oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday iyo Madaxweynaha oo Tacsi u diraya

Hargeysa  (SLpost)- Alle ha u naxariistee waxa maanta shil-baabuur oo ka dhacay deeganka Jiifto ee Jidka u dhaxeeya Hargeysa iyo Berbera ku geeriyooday Agaasimihii...

Sannad-guuradii 24aad Ee Gulufkii Mujaahidiinta SNM Iyo Guda-galkii Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Afar iyo labaatan sannadood ka hor taariikhda maanta oo kale oo ku beegnayd 31-kii May 1988-kii saqdii dhexe ee habeenimo abaaro 2:15 daqiiqo ayay ahayd markii qof kasta oo ka mid ahaa dadweynihii habeenkaas u soo hoyday

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img