Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

China Horn Group waa shirkad weyn oo caalimiya oo haysata aqoonsiga dhismaha

Shirkada China Horn Group waa shirkad caalamiya kuna guulaysatey dib-u-dhiska iyo casriyaynta madaarka caalamiga ah ee Igal International Airport ee magaalada Hargeysa, dhismahan oo...

Muj. Cali Guray oo Afhayeenka Madaxtooyada ku eedeeyey inuu wado Dagaal-Siyaasadeed ka dhan ah Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB Muj. Cali Guray ayaa Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdillaahi Daahir ku eedeeyey Inuu dagaal siyaasadeed oo qaawan...

Hay’adda Dhawrista Tayada oo faahfaahin ka bixiyey hawl-gallo ku soo ururiyeen Raashin iyo dawooyin Wakhtigoodu Dhacday

argeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee hay'ada Dhawrista Tayada Somaliland Nuuradiin Maxamed Cabdilaahi ayaa ka warbixiyay hawl-galo ay wax kaga qabanayaan raashino wakhtigoodii dhacay oo...

Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta oo Xabsiga Dhexe ee Hargeysa Gaadhsiiyey Deeq loo talo-galay Maxaabiista

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil C.laahi Axmed ayaa maanta gaadhsiiyay xabsiga dhexe ee magaalada Hargaysa deeq ka kooban Afar boqol...

Masuul Cusub oo loo magacaabay Isu-duwaha Caafimaadka Gobolka Maroodijeex oo xilka la wareegay

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Cabdi Axmed Nuur ayaa maanta xilkii isu duwaha wasaarada caafimaadka ee gobolka Maroodi jeex ku...

Hashu maankeyga gaddeye, ma mansaar bey liqdey?! – W/Q: Baashe Cabdi Gaboobe

Waxaan shacbiga Somaliland iyo mujaahidintii SNM ku hambalyeynaya gudagalkii magaalooyinka Burco iyo Hargeysa 27,31 may 1988,Waxanan Ilaahey uga baryaya in intii halganka ku shahiiday...

Wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya!! – Qaybtii 9aad

(Gooni isu taaga Somaliland waa muqadis  iyo Midnimada Soomaaliya waa muqadis,waa laba qodob ee ay isula imanayaan laba wafti ee Somaliland iyo Soomaaliya.) Aqoonta aad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img