HomeXukuumadda Somaliland Oo Dhambaal Tacsiya u gudbisay Dawladda Kenya

Xukuumadda Somaliland Oo Dhambaal Tacsiya u gudbisay Dawladda Kenya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

[H]argeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa caawa Dhambaal Tacsi ah u dirtay dawladda iyo Shacbiga dalka Kenya oo ay ka tacsiyadeysay geeridda Wasiirkii Amniga Kenya George Saitotiiyo Ku xigeenkiisi Orwa Ojode, oo labaduba shalay ku dhintay shil-diyaaradeed oo ka dhacay galbeedka dalkaasi.

blankWasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, oo caawa  u waramayay shabakadda wararka ee Somaliland.Org, ayaa sheegay inay xukuumadda Somaliland ka tiiraanyaysan tahay geerida Wasiirkii Amniga Kenya, isagoo arrintaasi ka hadlayayna wuxuu yidhi “Anigoo ku hadlaya magaca xukuumadda Somaliland waxaanu ka tiiraanyaysan nahay  geeridda  Wasiirkii Amniga Kenya George Saitoti iyo Ku xigeenkiisi Orwa Ojode oo  maanta ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay galbeedka dalkaasi.”

 “Xukuumadda Somaliland waxay dhambaal Tacsi ah u diraysaa dawladda iyo shacbiga Kenya, waxaanu Wasiirka amniga ee geeriyooday ka mid ahaa saaxiibadda Somaliland. Isagoo hore u ahaa Madaxweyne Ku xigeen, isla markaana muddo ku sime ka ahaa Wasaaradda Arrimaha dibadda oo aanu shirar badan iskugu nimid oo aanu wada shaqaynay,”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibaddu.

Wasiirka Khaarajiga oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Waxaanu dawladda Kenya u gudbinaynaa inaanu la qeybsanayno tiiraanyadda wasiirkoodii amniga iyo Wasiir Ku xigeenkiisii.”

George Saitoti wuxuu ahaa 66 jir, waxaanu  ka mid ahaa siyaasiyiinta ugu caansan dalka Kenya, iyadoo lagu waday inuu isu soo sharixi doono dhawaan madaxweynaha dalkaasi.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories