Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Gurigiisa ku booqday Wasiirul-dawlaha Arrimaha Debedda oo Xanuun u jiifa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo uu weheliyo Wasiirka wasaaradda Beeraha Md. Faarax Cilmi (Geedoole), ayaa maanta gurigiisa ku...
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo faro-badnaanta tirada Jaamacadaha dalka ku tilmaantay inay dhalinyarada ka horjoogaan Dhibaatooyin kale
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa sheegtay inaan la sharaysan tirada badan ee Jaamacadaha Dalka balse laga wada shaqeeyo...
Gaadiidka Sharci la’aanta uga Shaqaysta Laascaanood oo la ururiyey iyo Maamulka Caasimadda Sool oo ka hadlay
Laascaanood (SLpost)- Maamulka magaalada Laascaanood oo kaashanaya Ciidamada Booliska ayaa hawl-gal ay maanta sameeyeen ku qab-qabtay gaadiid tiradoodu dhan tahay 25 oo aanay ku oolin Taariikada baabuurta Somaliland isla markaana aan Cashuurneyn.
Shirweyne lagu Falanqeeyey Xaaladda Caafimaadka ee dalka oo maanta Hargeysa ka furmay
Hargeysa (SLpost)- Shir lagu lafo-gurayo xaaladda Caafimaad ee Bulshada Somaliland oo ay isugu yimaaddeen Dhakhaatiirta ka hawl-gala Gobolada, Degmooyinka iyo kuwa dibadda ka yimi...
Dardaarankii Dr. Mohamed Aadan Shiekh &Furaha Wadahadallada, Somaliland-Somalia – W/Q: Adan Muse Jibril
Furaha dhabbaha wada-hadalada labada dhinac, Somalia iyo Somaliland waxay ka bilaabmi karaan in la qiro baahida ah abuurista xaalad debecsan oo hordhac u noqota...
Shirkii Wada-hadallada Somaliland iyo Somalia oo maanta ka furmay Chevening House
London (SLpost)-Shirkii wada hadalka Somaliland iyo Somalia ee ay marti-gelisay dawladda Ingiriisku ayaa maanta ka furmay Chevening House oo ku yaala duleedka Magaaladda London. Shirkan...
Shirkadda Isgaadhiinta Casriga ee TELESOM oo kuliyadda ICT-ga Jaamacadda Hargaysa U dhistay Dhisme Cusub oo Qalabaysan
Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ee Telesom oo ah shirkadda ugu weyn shirkaddaha isgaadhsiinta dalka uguna horumarsan tiknolajiyadda door weyna ka qaadata horumarka dadka iyo dalka ayaa maanta dhisme cusub u dhistay kuuliyadda Isgaadhsiinta
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

