Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Taliyaha Ciidamada Booliska oo shaaca ka qaaday inay Gacanta ku hayaan Ciddii geysatay Falkii lagu dhaawacay Guddoomiyaha Maxkamadda Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa shaaca ka qaaday inay si rasmi ah shalay gacanta ugu dhigeen Ciddii geysatay falkii lagu dhaawacay Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Durraan, ka dib markii ay gacan weyn ka heleen Odayaasha eedaysanaha oo u soo gacan-geliyey.

Agaasimihii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta oo si rasmi xilka ugu wareejiyey Agaasimaha Guud ee Dhawaan loo magacaabay

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Dhawaan loo magacaabay wasaaradda Warfaafinta Md. Cabdirashiid Jibriilayaa xilka kala wareegay Agaasimihii Guud ee hore oo loo beddelay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Debedda.

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacbiga hambalyo ugu diray Munaasibada Xuska 52-guurada Xornimadii Godka Madow dib loogala soo baxay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud ayaa shacabka Somaliland ugu hambalyeeyay Xuska sannad-guurada 52aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland xornimada ka...

Waa Xildhibaanaddii! – Faallo, Cumar M. Faarax

Ciise Cabdi Ducaale, waxa uu baarka ka jaray da’da todobaatameeyadda. Waa haasaawe  ruug, aftahamo xeel dheer leh. Waa dhaqan aqoon gaaso-baxay oo bulshadda iyo gedihiisuba...

Somaliland oo Sharci cusub ka soo Saartay, wakhtina u qabatay isticmaalka Gaadiidka Bidixleyaasha ah

Hargeysa (SLpost)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaadday inay dalka ka mamnuucayaan gaadiidka Bidix-layaasha ah (Shookaanta Midigta ku leh) isla markaana aan dalka la keeni doonin wixii ka dambeeya dhammad sannadkan, iyada oo go’aankani u ka soo baxay golaha Wasiirrada.

Wasaarada Duulista Somaliland oo beenisay Khilaaf la Sheegay inuu u dhexeeyo Wasiirka Iyo Agaasimaha Guud

Hargeysa (SLpost)- Wasaarada duulista Hawada iyo gaadiidka Cirka Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay khilaaf la sheegay inuu soo kala dhex galay Wasiirka...

WAR-SAXAAFADEED: ‘Shirkadda Dahabshiil Waxa ay iska fogeyneysaa Wararka la xidhiidhinaya Isbeddelka Maamul ee Shirkadda TELCOM’

Hargeysa (SLpost)- Warsaxaafadeed ka soo baxay Shirkadaha Dahabshiil, ayaa si rasmi ah loogu caddeeyay in warka saxaafada qaar ku soo baxay ee ah in shirkada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img