Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Maxaad Ka Taqaanaa Maareynta Toolmoon Ee Beeralayda – W/Q: Siciid Maxamed

Nin baan ka hayay waar ma aqoontaas aanu lasoo noolayn kuna nimcaysnayn bay nagaga qaadeen lacag ciidaas iyo camaarkaas ka badan oo ay 16-sanno...

Toban Arrimood Oo Hirgelin Kara Madaxbanaanida Somaliland – W/Q: Xuseen-Kurdi

Iyadoo ay si rasmi ah u bilaabmeen wadahadaladii Somaliland iyo Somalia ee lagu go'aamiyey shirkii bisjii Febaury ee London lagu qabtay ayna labada dhinac...

Dalladda Ururrada aan Dawliga ahayn ee SONSAF oo taageeray Wada-hadallada Somaliland iyo Somalia

Hargeysa (SLpost)- Dallada Ururada Bulshada aan Dawliga ahayn ee SONSAF oo ayaa maanta si buuxda u taageertay qaabka ay u socdaan Wadahadalada dhex maray...

Somaliland President Demands Emergency Appeal for Drought Affected Area in the country

Hargeisa (SLpost)- President Ahmed Mohamed Mohamoud of Somaliland has issued an emergency Appeal for Drought Affected Areas in Somaliland Regions especially western regions of...

“HA KA TALIN MASIIBIYO WAX MAKHLUUQA KALA DILA” – W/Q C/Qaadir Sheekh

Waxa ay ku siman tahay mudo 21 sano ah tan iyo markii aynu dib u gala soo noqonay madaxbanaanideenii soomaaliya 18 may 1991 ayeynu...

Xeer-Ilaaliyihii gobolka Sool oo Caawa lagu Dilay magaalada Laascaanood

Laascaanood (SLpost)– Alle ha u naxariistee waxa xalay Fiidnimadii gudaha Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool lagu dilay Xeer ilaaliyihii Gobolka Sool Marxuum Axmed...

OGEYSIIS KA YIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA, GANACSIGA IYO MAALGASHIGA MUDANE AXMED XASAN CARWO KUNA SOCDA ARDAYDA JAAMACADAHA SOOMALILAND

Xafiiska La-taliayaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga Mudane Axmed Xasan Carwo waxuu u soo bandhigayaa dhalinta ardayda jaamacadaha dalka tartan qoraal oo ah: Iyadoo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img