HomeMadaxweyneyaasha Somaliland iyo Somalia oo kulmay magaalada Dubai iyo Nuxurka War-murtiyeed ay...

Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Somalia oo kulmay magaalada Dubai iyo Nuxurka War-murtiyeed ay labada dhinac soo wada saareen (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

[D]ubai (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud iyo Madaxweynayaha Somalia Shariif Sh. Xasan, ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

blankShirka Dhexmaray labada madaxweyne oo daba-socday go’aamadii lagu gaadhay shirarkii hore loogu qabtay dalalka Ingiriiska iyo Turkiga, ayaa lagaga wada-hadlay sii xoojinta qodobbo hore loogu heshiiyey labada dhinac.

blankGabo-gabadii kulanka dhexmaray labada waddan ee Somaliland iyo Somalia, waxa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban afar qodob oo nuxurkoodu yahay in labada dhinac sii wadaan wada-hadalladooda iyo inay Somaliland muujiso xidhiidhka Somalia haddii dawlad kale beddesho tan hadda Wakhtigeedu sii dhammaanayo ee Soomaaliya iyo inay Labada madaxweyne si caadi iskugu raaceen in la sii wado wada-hadallada labada dhinac

blankQodobbada War-murtiyeedkan ka soo baxay ayaa u dhignaa sidan:

  1. Iyada oo la raacayo war-murtiyeedyadii ka soo baxay shirarkii London iyo Stanbul ee laysku raacay in beesha caalamku taageerto wada-hadallo dhexmaray Dawladda Federaalka ku-meel gaadhka ah ee Soomaaliya (ama Dawladdii Beddesha) iyo dawladda Somaliland si ay u sii wadaan xidhiidhadooda mustaqbalka, iyo sidoo kale iyada oo la sii ambo-qaaday kulankii labada dhinac ku dhexmaray Chevening House ee duleedka London, Maxweynaha DFKM ee Somalia iyo madaxweynaha Somaliland, ku kulmeen magaalada Dubai oo ay taariikhdu tahay 28 June.
  2. Kulanka waxa martigeliyey Dawladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta iyada la tixgeliyey Codsiyada labada Dhinac.
  3. Ujeedda kulankan ayaa ah in iyada oo ay goobjoog ka yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo, inay si Rasmi ah u Dhaqan-galiyaan hannaanka wada-hadallada labada Dhinac ee 20-21 June lagu ku qabsoomay Chevening House.
  4. Labada dhinac waxay isku raaceen sii waditaanka wada-hadalladda, waxaanay isku raaceen in loo ogolaado ergaga labada dhinac, ee madaxweynayaashu Magacaabeen, inay sii wadaan wada-hadallada si loo nooleeyo xidhiidhka labada dhinac.blankblankblankblank

blank

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories