Monthly Archives: December, 2012

spot_imgspot_img

Jaaliyadda Somaliland Ee Jeddah Waxay Hambalyo U Dirayaan Duqa Cusub Ee Caasimadda Iyo Badhasaabka Maroodijeex

Jaaliyadda Somaliland ee magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga, waxay hambalyo iyo bogaadin  ay ku la dhantahay taageero u dirayaan. maayarka cusub ee golaha deegaanka...

Waa Kuwee Saddexda Xusbi Qaran Ee 10ka Sannadood Ee Soo Socda? – W/Q: Garyaqaan Muuse Yuusuf

Halkan waxaa waxa aad ka eegta shaxda ku muujinaysa tirada Codadka habka {Boqolayda}ay ururada/xisbiyadu ka kala heleen 6 gobal oo dhan 19 Degmo oo...

Golaha Wakiillada oo Ansixiyey Ajendaha Kaldhigooda 20aad, Berrina la horgeynayo Odoroska Miisaaniyadda 2013-ka

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, waxa uu cod aqlabiyad ah ku ansixiyey ajandeyaasha...

Xisbiga Kulmiye oo Gacanta ku dhigay Maayarrada Degmooyinka Gabiley iyo Balligubadle

Hargeysa (SLpost)- Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Gabiley iyo Balligubadle ee gobolka Maroodijeex, ayaa maanta yeeshay fadhiyadoodii u horreeyey oo ay ku doorteen maayarrada iyo ku-xigeennada...

Taariikhda Geedka Qaadka – W/Q: Cali Coomay

Muuqaalkiisu waa cagaar, wuxuu leeyahay magacyo kala duwa. Wuxuu ka baxaa dalalka, itoobiya, kiiniya, yuqaandha, tansaaniya, bariga za’iir( koongo) ilaa koonfur afrika. Muddo ka dib wuxuu u gudbay yaman iyo sacuudigia. Qarnigii labaatanaad ayuu soo galay dhulka soomaalida

Miisaaniyadii 2012ka iyo Ta 2013ka: Farqi intee Leeg Baa Jira?

Marka  hore Mahad oo dhan aan u celiyo Eebe weyne, Allaha Mohamed Samo ku uumay. Akhristayaal qalinka waxa aan u qaatay in aan si kooban kelmad...

Hanbalyo Maayaradda Dagmooyinka Hargeysa, Sallaxley Iyo Ku Xigeenadooda

Marka hore waxaan salaam qiimo badan halkan uga dirayaa Saaxaafada madaxa banaan iyo shacabka Somaliland. Aniga oo ah Suldaanka Guud ee beelaha bariga ee Beelwaynta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img