Monthly Archives: December, 2012

spot_imgspot_img

Jaaliyada Qurbajooga Saaxil ee Sweden waxaa ay hambalyo u diraya Badhasaabka cusub ee gobolka Saaxil

(Stockholm ) Jaaliyada Qurbajooga Saaxil eeSweden  waxaa ay  hambalyo u diraya Badhasaabka cusub ee gobolka Saaxil Mud, Cali Maxamed Cilmi(Gadheer) Waxaa hambalyadan diraya xubno ka shaqeeya horumarka Saaxil  iyo qaar ka...

Duufaanno La filayo inay ku soo beegan yihiin xeebaha Dalka Soomaaliya iyo digniino laga soo saaray

Hargeysa (SLpost)- Duufaan loogu magac daray Tropical Cyclone Four, ayaa maalmaha soo socda ku wejahan xeebaha dalka Soomaaliyaa gaar ahaan xeebaha goballada Bariga iyo...

Daraasad Ku Saabsan Dakhliga TELESOM & Cashuurta Ku Waajibtay – W/Q: Mustafe Abiib Maxamed

Telesom ma la odhankaraa sixir-bararka sarifka qayb wayn bay ka qaadataa? Telesom maxay bulshadeeda kusoo celiysaa? Telesom faa’iido maxay u leedahay wadankan soomaliland? Shirkadda Telesom (BARAKAAT) waa...

Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa oo Doortay Maayar iyo Maayar ku-xigeen

Hargeysa (SLpost)- Golaha deeganka Caasimadda Hargeysa oo maanta yeeshay fadhigoodii ugu horeeyey, ayaa maayarnimada caasimadda iyo ku-xigeenkiisa u doortay laba mudane oo ka soo...

Madaxwayne Siilaanyo oo shacabka Somaliland ta tacsiyadeeyay geerida Guddoomiyihii hore ee Banigaga Dhexe

Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyay Geerida ku timi Guddoomiyihii hore ee baanka Dhexe ee Somaliland...

Wasaaradda Macdanta, Tamarta iyo Biyaha oo Shaacisay Dhaqan-galka Xeer Markii u horeysay lagu maamulayo Biyaha Dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Macdanta,Biyaha iyo Tamarta ee Somaliland Md Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta ka qayb galay kulan lagu soo bandhigayay xeerka biyaha...

SSUK oo Hambaleeyey Hoggaanka iyo Xildhibaannada Cusub ee Goleyaasha Deegaanka Laascaanood iyo Boorama

London (SLpost)- Madaxda iyo xubnaha ururka SSUK (Somaliland Soceity UK) oo xaruntoodu tahay magaalada London ee dalka UK, ayaa hambalyeeyey xildhibaannada Cusub iyo Hoggaanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img