Monthly Archives: December, 2012

spot_imgspot_img

TACSI

waxaan halkan tacsi uga direynaa qoyskii ,qaraabadii,eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey Guleed Axmed Herer(guuleed askar)  inuu ilaahey naxariistii jano kawaraabiyo samir iyo iimana...

shir ka dhacey magaalada london maanata oo ay qabteen qurbo jooga ka soo jeeda beesha ciisa muuse

shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen aqoonyahan,waxgarad,waayeel,haween iyo dhalinyaro kasoo jeeda beesha ciisa muuse ayaa kadhacey dalka uk gaar ahaa magaalada london . shirkan ayaa...

Badhasaabka Sanaag oo Weji Gabax Kala Kulamay Rabshado ka Dhashay Fadhi Sagaal Xubnood ku doorteen Maayir iyo Ku Xigeen

Ceel-Afweyn (SLpost)- Rabshaddo  iyo mudaharaad ayaa ka dhashay, ka dib markii sagaal ka mid ah, 17ka xubnood ee golaha degaanka degmadda Celef-Weyn, fadhi ay...

Go’aanka Guddida Diiwaangelintu ku shaaciyeen Saddexda Xisbi Qaran ee Dalka u soo baxay

Hargeysa (SLpost)- Guddida Diiwaan-gelinta ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka, ayaa maanta xaflad ballaadhan oo ay ku qabteen Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa, waxay...

Hagardaamo (Maanso): W/T: Abwaan Oday

Waa maanso ka hadlaysa tahriibka oo la yidhaahdo ( Hagar-Daamo) waxay soo baxaday 2008 waxayna ka hadlaysaa Dhibaatada ay u badheedhaan Dhalinyaro fara badan...

Maayarka Cusub ee Degmada Berbera oo Xilka kala wareegay Maayarkii Ugu Waxqabadka Badnaa Degmada Berbera

Berbera (SLpost)- Wasiirka wasaarada Arrimaha gudaha oo uu weheliyo Wasiirka qorshaynta Qaranka somaliland ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay maayorkii hore ee degmada Berbera ...

SAFARKAYGII BIYO KULULE & WIXII AAN KU SOO ARKAY – (Daawo Sawirro)

Waxay ahayd barqo dheer ilaa 10.30 subaxnimo, goor qoraxdu badhtanka ku dhawdahay , waxaanu go,aan ku gaadhnay , aniga saxiibkay Axmed Godaad (Indho)  , in aanu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img