HomeWaa Kuwee Saddexda Xusbi Qaran Ee 10ka Sannadood Ee Soo Socda? –...

Waa Kuwee Saddexda Xusbi Qaran Ee 10ka Sannadood Ee Soo Socda? – W/Q: Garyaqaan Muuse Yuusuf

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...
Garyaqaan Muuse
Garyaqaan Muuse

Halkan waxaa waxa aad ka eegta shaxda ku muujinaysa tirada Codadka habka {Boqolayda}ay ururada/xisbiyadu ka kala heleen 6 gobal oo dhan 19 Degmo oo ay ka dhacday doorashada deegaanku Gobaladaas oo kala ahMaroodi-jeex 4Degmo oo kala ah Hargeysa, Gabiley, Bali-gubadle,iyo Salaxley,. Gobalka Togdheer,3Degmo oo kala ah Burco, Buhoodle, iyo ood-weyne,. Gobolka Sanaag 3 Degmo oo kala ah Ceerigaabo, Gar-Adag, iyo Ceel-Afweyn, Gobolka Awdal 4Degmo oo kala ah Boorame, Seylac, Lughaya, iyo Boor,  Gobolka Sool 3 Degmo oo kala ah Laascaanood, Caynabo, iyo Xuddun, Gobolka Saxil 2 Degmo oo kala ah Berbera, iyo Sheikh.

Codka Gobalka Maroodi-jeex =318581  iyo saamiga ay u kala helen xisbi/ururadu

Umada    28544 =  9.%

Ucid      55185 = 17.6%

Kulmiye  84834 =  26.9%

Dalsan    24578 =   8%

Rays       19053  =   6%

Wadani   56109 = 17.8%

Xaqsoor  46360 = 14.7%

Codka Gobalka Togdheer =162336 iyo saamiga ay u kala helen xisbi/ururadu

Umada    29144 =  18%

Ucid       09541 =   6 %

Kulmiye  47228 = 29.2 %

Dalsan   03185 =   2.1 %

Rays     27097 =  16.9%

Wadani   38624 = 23.9%

Xaqsoor  05641 =  3.7%

Codka Gobolka Awdal= 115273  iyo saamiga ay u kala helen xisbi/ururadu

Umada    12477 = 10.9%

Ucid     14103 = 12.2%

Kulmiye  39794 = 34.6%

Dalsan   08795 = 7.7%

Rays     06465 = 5.7%

Wadani   24239 = 21%

Xaqsoor  08579 = 7.6%

Tirada codka Gobalka Saaxil=57324  iyo saamiga ay u kala helen xisbi/ururadu

Umada      2362 =  4.1%

Ucid        14562 =  25.4%

Kulmiye   21859 =  38.2%

Dalsan     01426 =  2.5%

Rays       04026 =  7.0%

Wadani   10298  = 18%

Xaqsoor   02710  =  4.8%

Codka 3.Degmo Gobalka Sanaag = 115800  iyo saamiga ay u kala helen xisbi/ururadu

Umada    16921 = 14.7%

Ucid        07840  = 6.8%

Kulmiye   34331 = 29.8%

Dalsan     04604 =  4.1%

Rays       19916 = 17.3%

Wadani    25604 = 22.2%

Xaqsoor   05426  = 4.8%

Codka Gobolka Sool = 49681  iyo saamiga ay u kala helen xisbi/ururadu

Umada     5241 = 10.6%

Ucid         3876 = 7.9%

Kulmiye  16740 = 33.7%

Dalsan     2092  = 4.2%

Rays       7039  = 14.2%

Wadani    8907  = 18%

Xaqsoor   5488  = 11.1%

Waxaa lasoo gaadhay gebo-gabada hawleedka Gudiga diiwaangelinta ururada siyaasadeed iyo ansixinta  axsaabta. Hawshaas oo haatan ku aadan wakhtigii shaacinta iyo soo saarista Saddexda Xusbi qaran ee Tobanka sanadood uu qaranku yeelan waxaana ay gudidu raacaysaa kuna soosaari doontaa maxsuulka

  XEERKA NIDAAMKA URURADA IYO AXAABTA SIYAASADA  XEER No. 14/2000-2011

Qodobkiisa 6aad: Kala reebida Xisbiyada/Ururda ku tartama doorashada Deegaanka, oo u qoran sidan.

1.Saddexda xisbi/Urur ee doorashada Dawladaha Hoose ka hela 20% codadka gobol kasta ayaa loo aqoonsanayaa Xisbi qaran, lana siinayaa shahaadada aqoonsiga xisbi.

2.Haddii hal xisbi oo keliya ku guulaysto doorashada oo uu ka helo 20% codadka gobol kasta, Guddidu waxay u aqoonsanaysaa  xisbiyo Qaran isaga iyo labada Xisbi/urur ee ku xiga isu gaynta codadka boqolayda  gobol kasta.

3.Hadii ay is leekaato tirada Boqoleyda Gobolada ee laba Urur ama ka badan waxaa lagu kala saarayaa. Sida ay ugu kala Bataan tiradada guud ee codad ka.

4.Haddii ururada siyaasadeed midna gaadhi waayo 20% waxay Guddidu u aqoonsanayaan Xisbiyo Qaran saddexda Xisbi ee ugu tirada badan codadka doorashoonyinka boqolayda gobolada dalka.

Marka aad eegtid Qodobkan korku qoran waxa ay Afartiisa Faqradood sharaxayaan habka loo raacayo natiijada codadka, Waxayna ukala Muhiimsan yihiin sida ay u kala horeeyaan Waxaa kuu muuqanaysa markaad eegtid Natiiyada Codadka Xisbi/ururadu Ka kala heleen Dhamaan Gobolada ee habka  Boqolayda { %}, Waxa aad ka arkaysaa Habka loo dabaqaayo Faqradaha Qodobkiisa 6aad: Kala reebida Xisbiyada/Ururda ku tartama doorashada Deegaanka,

markaad eegtid Qodobkan korka ku qoran Waxaa Xisbiyada/ururad Tartamayay  may Buuxin Shuruuda 1aad ee Qodobkan oo ah in ay 20 % ka haystaan 6 gobal. Taas oo aan jirin hadii laqaato natiijadan hordhacah.

Markay sidaas tahay waxaa la dabaqayaa Faqrada 2aad ee qodobkan oo nuxurkiisu yahay, Haddii  1 xisbi/urur oo keliya uu ka helo 20% codadka gobol kasta, waxa noqonaya  xisbiyo Qaran isaga iyo labada Xisbi/urur ee ku xiga isu gaynta codadka boqolayda  gobol kasta

Hadaba hadii la sharciyeeyo natiijada hor-dhaca ah ee komiishanku soo saaray oo uu ka dhashay muran badani waa kuwee Saddexda Xisbi/urur ee Natiijadani ay ka dhigayso 3da Saddexda Xusbi Qaran ee tobanka sanadood Haysanaya Xusbiyo Rasmiya oo Waafaqsan

1.KULMIYE, 2.WADANI, 3.UCID

 Dastuurka somaliland Qodobkiisa 9aad Faqradiisa 2aad oou dhgan sidan.

Qodobkiisa 9aadNIDAAMKA SIYMSADEED

2.Tirada xisbiyada siyaasiga ah ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland kama badnaan karaan saddex (3) xisbi.

Qalinka. Garyaqaan Muuse Yuusuf Maxamed

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories