Monthly Archives: November, 2012

spot_imgspot_img

DAREEN (Maanso)- W/T: Abwaan Oday

Maansadan waxa la yidhaa DAREEN waxay soo baxaday December 2005 waxaanay si toosa uga Hadlaysaa Arimaha Doorashada waxaanay ka Hadlaysaa:- Dardaaran, Dansheegasho, Duur-xul Iyo Duco……   Suugaantu...

Ha Faanin Intey 28 November Gaadheyso – W/Q: Ibraahim Keyse

Waxaan salaamayaa saxaafadda xorta ah Marlabaadka waxaan salaamayaa dhamaan shacbiwaynaha reer Somaliland debed iyo gudaba Had iyo goor waxaa aan qalinka qaataa markaan waxaan la yaabo...

Murashaxa Madaxweynaha UCID oo si adag u beeniyey War laga Baahiyey

Hargeysa (SLpost)- Murrashaxa madaxweynanimada Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa beeniyay war Wargeyska Jamhuuriya ku sheegay in masuuliyiinta xisbigaasi muujiyeen quus siyaasadeed. Jamaal Cali Xuseen...

Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba Isku Lammaanaa: “Boobe Yuusuf Ducaale – Qormadii 33

Aniga oo ku dhex jira soo-ururintii taxanahaygan kooban (Re-cap), ayuu ila taraaray Qodobkii Hanti-dhowrka iyo Hanti-dhowraha Guud. Run ahaantii waa qodob xiiso leh oo...

SUG CADCEEDDA MAQAN – W/Q: Maxamed Saleebaan Cumar

Muran kama joogo inaynnu ka isirannahay dhoobadii laga abuuray aabbaheen Aadan. Dadka oo dhami way siman yihiin, ma kala sarreeyaan, mana kala sed roona....

Magacaabistii, Melafsigii Iyo Xil Ka Maroojintii Boobe: Saddex aan wada socon ~ Qormadii 20aad

Shalay waxaynu Qormadii 20aad ee maqaaladeenan taxanaha ah ku soo sheegnay. In Agaasimaha farsamadu wasiir Boobe uga waramay arimaha la xidhiidha musuq maasuqa baahsan ee ka jira wasaaradda warfaafinta. Isaga oo si gaar ahna ugu sheegay in Tv-gu kow ka yahay meelaha ugu daran ee musuq maasuqa ugu weyni ka jiro. Iyada oo uu weliba si cad ugu tilmaamay wasiirka, in

Madaxweynaha Somaliland oo si weyn loogu soo Dhaweeyey Borama, Xadhiggana ka jaray Mashaariic laga hirgeliyey (SAWIRRO)

Borama (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal, waxaana soo-dhawayntiisa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img