Monthly Archives: November, 2012

spot_imgspot_img

Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba Isku Lammaanaa: “Boobe Yuusuf Ducaale” – Qormadii 34

Qormadii aan idiin soo gudbiyaba fal-celis la yaab leh ayaa ka soo noqda. Aniga oo galabta Qormadan 34aad garaacaya, ayaa nin I soo garaacay....

Safarkaygii Magaalo Xeebeedda Berbera – W/Q: Aadan Yuusuf

Safarkayga intii aan ku jirey , waxaanu ku kulanay  madaarka Addis Ababa Boli International Airport , oo waqtigaasi aanu diyaaradii  2aad ka soo raacnay...

Jaahilnimadu Waa Nimco – W/Q: Xaliimo Cabdi

Ma ihi dadka Warbaahinta wax ku qora, ama wax ku caaya, mana jecli in aan sifada noocaas ah oo kale la igu barto, balse waxyaabaha...

Magacaabistii, Melafsigii Iyo Xil Ka Maroojintii Boobe: Saddex aan wada socon: Qormadii: 22aad

(Maalin-qorka “Mucjisadii nagu soo martay Wasaaradda Warfaafinta: 19/3/12ka-4/9/12ka) Qalinkii Maxamed Cismaan Mire (Sayid) Guddoomiyaha Dawan Media Group. E-mail: dawanchairman@gmail.com Qormadii 21aad ee qoraalkan taxanaha ah  waxaan...

La-safarkaygii Hoggaamiyaha Mustaqbalka Dhaw: Murashax Jamaal Cali Xuseen W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi)

Waxa ay ahayd 01/Nov/2012-ka. Xilli duhurnimo ah ayaanu ka toobiyaynay jahada Galbeed ee magaalada Hargeysa annaga oo u sii jeedna Deegaanka Uudaan oo ku...

Jamaal Cali Xuseen waa siyaasi xanaf qabiil ka arradan loona baahanyahay in ay saxaafaddu dhawrto

Murashaxa madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal cali xuseen,ka suurtawdo inuu ku kaco talaabooyin lidi ku ah geedi socodka dimuqraadiyadan curdinka ah ee...

Magacaabistii, Melafsigii Iyo Xil Ka Maroojintii Boobe: Saddex aan wada socon – Qormadii: 21aad

(Maalin-qorka “Mucjisadii nagu soo martay Wasaaradda Warfaafinta: 19/3/12ka-4/9/12ka) Qalinkii Maxamed Cismaan Mire (Sayid) Guddoomiyaha Dawan Media Group. E-mail: dawanchairman@gmail.com Hadii aynu shalay Qormadii 20aad ee  taxanaheenan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img