Booqashadii Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo iyo Stockholm. “Waxaan ahay qoraa, murtidaan qalaa, kala qaybiyaa, qaarba meeldhigaa”
Maalintii shalay ee taarriikhdu ahayd 11/11/2012 ayuu Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guribarwaaqo)booqasho ku yimi, Caasimadda dalka Sweden. Cabdiraxmaan waxa uu ka soo kicitimay caasimadda labaad...
Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba Isku Lammaanaa: “Boobe Yuusuf Ducaale – Qormadii 32
Bal hadda aan dhanka kale ka eegno, arrinta iyo sida loo qoray warbixinta hore oo u eg waraaqihii ay qori jireen dadkii ka hoos...
Magacaabistii, Melafsigii Iyo Xil Ka Maroojintii Boobe: Saddex aan wada socon ~ Qormadii 19aad
Sida ay xusuusan karaan intiinii akhriday Qormadii 13aad ee maqaaladeenan taxanaha. Waxaan qormadaas idiinku soo sheegay. In Wasiir Boobe ku hungoobay qorshihiisii dhaca iyo hanti lunsiga ku dhisnaa ee uu Madaxgtooyada u tegay, Suudhka quruxda badana u soo xidhay. Subaxnimadii taariikhdu ahayd 02.05.2012. Markaas ka dibna uu cadhadii iyo muraaradillaacii uu arintaas ka qaaday kula dul dhacay Agaasimaha waaxda farsamada ee wasaaradda warfaafinta. Kaas oo uu markiiba telefoonka ku canaantay, kuna
Cadaalad Darro Soo Ifbaxdiyo Xeer Qalqaloocisku Waa Horseedka Burburka Qaranimo.
Taariikhda marka aad dub u eegto dhamaan daryeelida xuquuqda aadama iyo daboolida baahida muwaadiniinta waxaa ugu horeeyey waa Islaam. Waxa kale oo Islaam xoreeyey...
Wasaaradda Maaliyadda oo Kastam-Cashuureed Cusub ka Hirgelisay Gobolka Sool
Yagoori (SLpost)- Agaasimaha Baadhista iyo Kormeerka ee Wasaaarada Maaliyada Khadar Maxamed Cabdi ayaa maanta ka furay Tuulada Guumays ee Degmada Yagoori ee Gobolka Sool...
Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta oo si Rasmi ah ula Wareegtay Waaxda Dhaqanka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkada Wasarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Somaliland Mudane Abiib Diiriye nuur ayaa shalay Si Rasmi ah Ula wareegay Waaxda Dhaqanka oo Horay...
Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba Isku Lammaanaa ~ “Boobe Yuusuf Ducaale” – Qormadiisii 31aad
Ma aan jeclayn in aan ku dheeraado Qormooyinkan danbe, oo gebagebo ayaan iska taagnaaba. Bal se, xusuusta ayaa hadba meel xadantaynaysa, markaas ayuu dareenku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

