Monthly Archives: November, 2012

spot_imgspot_img

Guddida Wanaag-farista oo baaqyo u jeediyey xukuumadda iyo dhinacyada Doorashada

Hargeysa (SLpost)- Gudida wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland, ayaa xukuumadda, xisbiyada iyo guddida doorashooyinka u soo jeediyey baaq ku wejehan doorashada iyo nidaamkeeda...

Magacaabistii, Melafsigii Iyo Xil Ka Maroojintii Boobe: Saddex aan wada socon – Qormadii 24aad

Qormadii 23aad ee qoraalladan taxanaha ah waxaynu socdaal tamashle iyo xaqiiqo raadis ah ku soo marnay magaalooyinka Herer, Adis-Ababa iyo Dire-Dawa, kuwaas oo aynu ka soo helnay xoggo f

U kala Dhuumashada Xamar Iyo Dhaawaca Gaadhay Qadiyadi Gooni Isutaaga Somaliland – W/Q: Mohamed Jaama Iimaan

Wax Sahlan maaha ama la dheyelsan karo in qof u tartamay inuu madax ka noqdo dalkan halganka ugu jira ka mid noqoshada wadamada  dunida ee la...

QOOFAL HAN-YARE (Sheekh Xiise Leh) – Qaybtii 2aad

Waa  sheekadii  xiisaha badnayd  ee ku saabsanayd Dameerkii  isu soo sharaxay Golaha degaanka caasimadda Hargeysa oo markuu iska waayey Liiska murashixiinta qaylo kaga tolay. Kadib markii dood adag ay...

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Cambaareeyey Wariye lagu xadhigay magaalada Laascaanood

Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa cambaareeyey xadhig maamulka gobolka Sool kula kacay Wariye Faysal Jaamac oo ka tirsan Idaacadda Afka Qaramada...

Urur-siyaasadeedka Waddani oo Maanta Ololihiisa Doorashada u Beddelay Samo-Fal uu ku Taageeray Danyarta ku dhaqan Magaalooyinka iyo Degmooyinka

Hargeysa (SLpost)- Iyada oo lagu gudo-jiro dhammaadka wareegga saddexaad ee tartanka ololaha doorashada Goleyaasha Deegaanka, ayaa Urur-Siyaasadeedka WADDANI maanta Ololahiisii Doorashada u beddeley arrimo...

Taliyaha Guud ee Booliska beeniyey in tacaddiyo lagula kacay Musharixiin ka tirsan ururka UMADDA

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Guud ee Ciidamda booliska Somaliland Jeneral Cabdilaahi Fadal Iimaan, markii u horreysay ka hadlay xadhig la sheegay in boolisku u geysteen...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img