Monthly Archives: November, 2012

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhigga ka Jaray/Dhagax-dhigay Mashaariic laga fuliyey Degmooyinka Sheekh iyo Burco (Daawo SAWIRRO)

Sheekh/Burco (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray cusbitaalka guud ee magaaladda Sheekh ee gobolka Saaxil iyo Mashaariic...

SHEEKO KALE KEEN: Gideer iyo Jiriqaa – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Qudhaanjadu waa umado badan oo kala jaad ah. Umadahaasi waxa ka mid ah Macaanjecesha, Aboorka, iyo Gideerta. Gideertu waa qundhaanjada yaryar ee madow ee...

Magacaabistaydii iyo Maagistaydii Laba Isku Lammaanaa “Boobe Yuusuf Ducaale – Qormadii 28

Malaha arrintani mid sahlan ayay idin la tahay. Waa mid ka mid ah ceelashii Gobolka Gebilay laga qodayay. Haddii wasiir la magacaabay, aniga amar...

Magaalada Hargeysa & Milicsigii Maalmahan: Dirirtaas Ba’an Waxaa Ka Dambeeyey Yaabanaha SOMTEL

Anoo ku sugan kambalka Laamida, ayaa waxaa isoo gaadhay Buuq iyo Sawaxan cirka isku shareeray. Markii aan daymoodayna mise waaba Labo nin oo foodda...

Magacaabistii, Melafsigii Iyo Xil Ka Maroojintii Boobe: Saddex aan wada socon ~ Qormadii 16aad

Qormadii 15aad ee qoraaladan taxanaha ah, waxaan idiinku soo sheegay in wasiir Boobe markii uu ka dhicisoobay qorshihii musuq maasuqa ku dhisnaa, ee uu madaxtooyada lacagta kaga doonayey. In uu bilaabay sidii uu u fashilin lahaa xukuumadii uu ka tirsanaa. Waxa kale oo aan idiin soo sheegay inuu si ka baxsan milgaha madaxnimo, oo aad u fool xun dagaal ugu qaaday qaar ka mid ah Agaasimeyaashii iyo hawlwadeenadii kal duwanaa ee ka shaqaynayey wasaaraddii uu xukumayey. Isla mar ahaantaana waxa uu isku diray, oo uu si toos ah isaga hor keenay madaxdii iyo shaqaalihii wasaaradda oo dhan. Kuwaasoo uu ka dhigay qaar isaga ku xidhan oo wax u soo basaasa iyo qaar uu iska fogeeyey oo loo soo basaaso.

Warbaahinta Somaliland oo Barri u Dabaal-degaysa madax-banaanidda Saxaafadda iyo Xoriyatul Qawrlka Dalka

Hargeysa (SLpost)- Guuradii ka soo wareegtay geeriddii Aabihii xoriyatul qawlka iyo saxaafada madaxa-banaan oo maanta ku beegan,,ayaa loo asteeyey inay noqoto maalinta saxaafadda iyo...

Muj: Cali Gurey Oo Xukuumada Kulmiye Ugu Bushaareeyey In Ay Martay Dhabdii Ay Udub Ku Guul Daraysatay

 Hargeysa (SLpost) – Guddoomiye ku xigeenka 3-aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa ka san-qadhiyey in Xisbul...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img