Monthly Archives: November, 2012

spot_imgspot_img

Murashaxiinta C/Qaadir Xasan Faarax Iyo Yurub Cabdi Abiib Soo Bandhigay cududa Taageereyaashooda Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Urur-siyaasadeedka XAQSOOR, ayaa maanta maalintiisii labaad ee Ololaha doorashadda deegaanka  dhoolatusyo balaadhan ka sameeyay degmooyinka caasimadda Hargeysa oo dhan. Waxaana 25-ka Murashax...

Runta Eng. Faysal Cali Warabe waa ku Xanaf Ninkii Xeelad Leh; ‘Kula Lihi oo Kaa lihi’.

Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ‘’ Si xun wax u sheeg sixirka darran’’.  Waxaan uga duurxulayaa odhaahdan aan soo qatay,  rag si khaldan u turjuntay...

Magacaabistaydii iyo Maagistaydii Laba Isku Lammaanaa “Boobe Yuusuf Ducaale – Qormadii 29

Malaha waan idin daaliyayba. Kol haddii aan ka tirsanaan jiray Bulshada Rayidka ah, bal aan dhaqankeennii raaco oo idiin soo koobo ilaa immika inta...

Guddida Waddada Cad Ee Degmadda Sallaxley Hadii Aan La Beddelin Waddadu Toon dhaafimayso!

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan waxaa kale oo aan salaamayaa bulsho waynta reer Somaliland meelkasta oo ay dunida ka joogaan waxaa...

Talow maxaa uga istafiid ah xukuumada S/Land qalalaasahan ay dalka u hayaamisay?

Waxaa layidhi Ninwalba intay taagtii tahay baa qoraxdu ugu tagtaa.Tan iyo intii ay qasriga madaxtooyada iyadoo qamaamaysaa oo qaamaamuurtii tunka kusiday intay dhexda ku...

Xisbiga UCID oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Togdheer

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Togdheer ka dib markii Guddoomiyihii hore ee xisbiga u qaabilsanaa gobolkaasi...

Ururka WADDANI oo maanta Dhoolatus Miisaan leh soo Bandhigay, Ololihiisana uga faa’iidaystay Xoolo ay u qeybiyeen Cisbitaalada iyo Danyarta

Hargeysa (SLpost)- Wareegii labaad ee Tartanka Ololaha Doorashada Golayaasha oo maalinta Barri ah soo gabo-gaboobaya, ayaa urur-siyaasadeedka Waddani oo maanta Gobolada iyo Degmooyinka dalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img