HomeWarbaahinta Somaliland oo Barri u Dabaal-degaysa madax-banaanidda Saxaafadda iyo Xoriyatul Qawrlka...

Warbaahinta Somaliland oo Barri u Dabaal-degaysa madax-banaanidda Saxaafadda iyo Xoriyatul Qawrlka Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guuradii ka soo wareegtay geeriddii Aabihii xoriyatul qawlka iyo saxaafada madaxa-banaan oo maanta ku beegan,,ayaa loo asteeyey inay noqoto maalinta saxaafadda iyo xoriyatul qawlka Somaliland.

Maanta ayey ku beegan tahay Sannad-guuradii 14aad ee ka soo wareegtay geeriddii Alle ha u naxariistee Maxamuud Cabdi Shide oo saxaafadda Somaliland u aqoonsatay inay tahay Maalinta Xoriyatul Qawlka Iyo Warbaahinta Madaxa Banaan, kaas oo uu ka hirgaliyey wargeysyadii ugu horeeyey ee madax banaan, isla markaana noqday muwaadin u dhaqdhaqaaqa madax banaanidda saxaafadda, dhibaato badana kala kulmey mudadii uu ku hawlanaa hirgalinta warbaahin madax banaan in la helo.

blank
Marxuum Maxamed Cabdi Shide

Marxuum Maxamuud Cabdi Shide ayaa dhiigiisii iyo dhaqaalihiisii galiyey sidii dalka looga heli lahaa warbaahin madax banaan oo hadba xukuumadda jirta toosisa,isla markaana umadda u hagta dimuqraadiyada iyo aragti is waydaarsi, taas oo looga gudbay inay qofku waxa uu diidan yahay qoraal ama hadal ku soo gudbiyo lagana baxo gacan ka hadal iyo is muquunin.

Saxaafadda Somaliland oo hadda ku naaloonaysa xorriyad buuxda, ayaa waxa uu ka mid ahaa ragii ruganadda u taagay madax banaanidda iyo xoriyatul qawlka Somaliland, Waxaana loo asteeyey inay bisha 11naad 9 keeda loo aqoonsado maalinta madax banaanidda saxaafadda iyo xoriyatul qawlka.

Ururka saxaafadda Somaliland oo soo qabanqaabiyey xuska maalintan ayaa maalinta sabtidda ee bishan 10keedda lagu qaban doonaa kulan balaadhan oo loogu dabaal degayo warbaahinta madaxa banaan, waxaanay hal ku dhaga sanadkan loo xushay “ Amniga Suxufiyiinta Somaliland qarankaa ayaa ka masuulla” iyadoo looga jeedoo inay xukuumaddu ilaalisho wariyeyaasha Somaliland, maadaama oo dhowaan lagu dilay markii ugu horaysay wariye ka tirsan warbaahinta Somaliland oo magaciisa la yidhaa Marxuum Axmed-Saki Faarax Ilyaas oo ka hawlgali jiray telefishanka UNIVERSAL ee magaaladda Laascaanood.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster[at]somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories