Monthly Archives: October, 2012

spot_imgspot_img

Waa Ceeb Inay Madaxtooyadu Shacabkeeda ku Caydo Warbaahinta Cashuurtooda Lagu Maalgeliyo

Waa Nasiib daro weyn in cashuurtii shacabku bixiyeen lagu caayo shacabka Xubno ka mid ah, Wargeyska Dawan waa Wargeys shacabku leeyahay oo lagu maal...

Lafaha Malko Durduro: Gebo-gebada Baadi-goobkii Dheeraa Ee Aabahay Iyo Saaxiibadiisii La Xasuuqay – Qaybtii 3AAD

Muddo ayaamo ah markii aan Jigjiga joogay waxaan Bakhaarkii Sheekh Xasan kula kulmay ninkii magaciisu ahaa Macalin Axmed oo aanu mar kale aad u sii wada sheekaysanay, waxa uu ahaa nin wadaad ah oo Allah uu naxariis u dhaliyay, waxaana uu ahaa nin ganacsade ah oo ka dhex shaqaysan jiray inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Jigjiga, waxa uu Baabuur Sinjibiisha qaada u rari jiray

MAGACAABISTAYDII IYO MAAGISTAYDII: LABA ISKU LAMMAANAA – (Maalin-qorka “Dharaarihii I soo maray”) – Qormada 10aad

Haa….Show ilaa cabbaar waa aynu kala maqnayn. Qormadii 9aad iyo sidii aad u aragteen. Dhacdadii shalay ku soo noqo iyo duubisteedii. Waa meelaha muranku...

Shirkadda ALNUUR oo ka farxisay 480 Carruur ah oo ku jira Xarunta Agoomaha Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Agabka guryaha iyo xafiisyada ee ALNUUR Furniture, ayaa maanta deeq maryaha ciidda ah ku wareejisay maamulka Xarunta Agoomaha ee magaalada Hargeysa. Munaasibadda...

Munaasibaddii ugu Miisaanka Cuslayd ee Wasiirro Xukuumadda Kulmiye ahi Xilka ku kala tirsadan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Cusub ee wasaaradda Dib u dejinta Somaliland Md Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) ayaa maanta si rasmi ah xilkii wasaaradaasi ugala...

KULMIYE oo loo Ogolaaday inuu Xubin ka noqdo Golaha Xisbiyada Dimuqraadiga ah ee Afrika

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa loo ogolaaday inuu ka mid noqdo Golaha Xisbiyada Dimuqraadiga Afrika ku bahoobeen, ka dib shir...

SHEEKO KALE KEEN: Wax Ku Qaado Waanada ~ W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Habiinkii “Laylatul Israa”, markii uu Rusulkeenu, Sala Laahu Calayhi Wa Salam, samada u dheelmay isga oo Malak Jibriil, Calayhi Salaam, la socdo, waxa la...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img