Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) Oo Canbaareeyay Dilkii Wariyaha Tv-ga Universal Ee Magaalada Laas-caanood
Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa si kulul u canbaareeyay dilkii wariyaha Telefishanka Universal ee magaalada Laas-caanood Marxuum Axmed Saakiim Faarax Ilyaas,...
Wasiirrada Maaliyadda, Kalluumaysiga iyo Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha oo ka Warbixiyey Socdaallo ay kaga soo laabteen Xeebaha Bari ee Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirada Wasaaradaha Maaliyada,Kalluumaysiga iyo Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Somaliland ayaa shir Jaraa'id oo ay maanta ku qabteen xafiiska Wasaarada Maaliyada waxa...
Khasaare ka Dhashay Dab Ka Kacay Wershadda Korontada Berbera (DAAWO)
Berbera (SLpost)- Dab khasaare geystay ayaa maanta qabsaday qayb ka mid ah Warshadda Leydhka ee magaalada Berbera, gaar ahaan Keydka Shidaalka Mishiinnada Korontada dhaliya. Taangiga...
Xukuumadda Somaliland oo sheegtay inaanay U dul-qaadanayn dilalka lala beegsado Suxufiyiinta
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta ee JSL Md Abiib Diiriye Nuur ayaa ka hadlay Falkii Foosha xumaa ee Magaalada Laascaanood habeenimadii...
Madaxweynaha Somaliland oo Qaranka iyo Qaraabada ka Tacsiyeeyay Geerida Duuliye Sare Marxuum Cabdi Cali Cabsiiye
Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii, Ehelkii, Wasaaradda Duulista & Hawada, iyo Shacbiga reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo...
Miyaad I Fahantay! – W/Q: Mustafe Bulshaawi
Uma wada hadlayno si jibbaysan, si cadiifad dhalinyaranimo ku jirto; waxa aynu rabnaa inaynu u fikirno si waaqic ah oo nolosheena khusaysa, si xeel dheer oo aan maan gaabnimo ku jirrin, wali waxa aynu garan laanahay danteenu waxa ay tahay, wali waxa aynu is waydiinaynaa dariiqa saxda ah ee aynu mari laha
Deg-deg: Wariyihii Telefishanka Universal ee Magaaalada Lascaanood oo Caawa la dilay
Laascaanood (SLpost)- Waxaa caawa lagu dilay magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool,Wariyihii Telefishanka Universal uga soo warramayey magaaladaas. Wariyaha oo lagu magacaabo Axmed-Saakin, ayaa la...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

